Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay

Riyada qof la leeyahay qalin dahabi ayaa nabiga (SCW) kuu soo dhiibay

Su’aasha: Asc. Walaal waxan ku riyoday aniga oo warqad cad heysta gabar yar ayaa ii imanesa waxey isiney qalin dahabi ah waxey i dhahaysaa nabiga ayaa kuu soo dhiibay ee ku sali scw. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof Ilaahay aad ugu dhow oo khayr badan heli doonto sidoo kale Ilaahay wuxuu ku […]

Riyada Nabi Daawuud (CS) oo shaqaysanaya

Riyada Nabi Daawuud (CS) oo shaqaysanaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA ILEEYAHAY NINKAASI WAA NABI DAAUUD OO XOOGSANAYA LACAG XALAALA OO MURUGIISA MAALAYA WAXUU ILAAHAY KA ARSAAQAY DHULKA OO UU HODAN KU NOQDAY WALIBA MEEL CIDLO AH OO UU NOQDAY MAALQABEEN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada […]

Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Riyada Nabi Muuse iyo Nabi Ciise (CS)

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo haben hore waxan ku riyooday anigo joga meel bada agteda la modo waxa so maray nabi muuse oo xiran dhar wa weyn ushiisa ayuuna watay dhulka ayu ku jiday inyar xariiq aye ku samesay waan daba raacay waxa galnay meel biyo ine ku jiran aad moodo hadane geedaha geesaha […]

Riyada xadiiska “qofka badala diintiisa dila”

Riyada xadiiska "qofka badala diintiisa dila"

Su’aasha: Asc walaal, waxaan arkay qof aan aqoonin usheekeenaayo , ku dhahaayo xadiiska nabiga( (scw)  (qofka badala diintiisa dila) asagana igu dhahaayo sax waaye, kawaran? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugnaato diinta Alle oo aadan ka leexanin inaadan maqlin dadka soo baxay oo dhahaya qofka xor waaye diinta ayuu ka bixi karaa lama dilaayo […]

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Gabar ku riyootay ido buurbuuran oo meel daaqaya

Su’aasha: Asc walahaha waxaan hada kohor ku riyooday Anoo meel guryo sara ka dhisanyahiin jooga ayaan arkay ido ama laxo buurbuuran oo meel xoogaa ii jirta daaqaya waxaan ku sii ordayay ay dhowr xaba ah waxàna lahaaa waa idiihii nabi muxamad (SCW)ee ayda aan ka abad baadiyo aadna waan u orday aydiina waan dhaafay waana […]

Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya

Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya waanan utagay kadib wuxuu soo fariistay dhinacayga midig isaga oo aad u dhoola cadaynaya kadib intuu garabka 2 jeer iga dhirbaaxay ayuu idhahay ani aya guriga kugu sobooqan kadib wan kala tagnay Bal riyadaas maxay noqon fasirkeedu? Lkn Riyada rasuulka lagu arkaayo shaydaan ma […]

Riyada nabi MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII

Riyada nabi MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY NABIGEENA MUXAMMED (NNKH) IYO ASXAABTII OO GURIGAYA HOOL DAYRKA KU YAALA FADHIYA MARKII LA II SHEEGAY AYAAN SHEEDA KA EEGAY OO ASXAABTUNA WAY FADHIYEEN NABIGUNA WUU TAAGNAA OO MAXADARO AYUU U JEEDINAYAY HADALKA WAAN MAQLAYAY SI FIICAN LKN WAJIYADOODA UMA ARKAY OO CUMAAMADO AYAY MADAXA KU […]