Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Gabar ku riyootay musqusha oo saxaro ka buuxdo

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey ano suuli ama xamam galayo waxn rabay inan xajadeyda uso guto kadib wuxu aha xamamkan casriga hada la isticmalo markan ku fadhistey mise wu buuxaba oo diba uso baxen saxaradii ila oo ay igu ba.ay kadib wan oyaya ooyin an qeylo aheyn waxn laha wuu buuxa. Jawaabta: Riyada waxay […]

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo Su’aasha: Waxaan xaley ku riyoodey aniga oo dhiig la iiga shubay ka dib aan musqul galaayo musqusha inta aanann galin miisaankeyga waxa uu ahaa 261 marki aan kasoo baxay ee aan miisaanka ku laabtey 246 markaas dad ka ay idhahayaan maxaa kugu dhacay anigane aan aamusanahay aan aniga lee […]

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday Xaley aniga iyo walalkey oo isla socono ayaa Waxaan ku sii jeednay xafiis,dabaq aad u dheer buu ahaa, jaranjarta intaan sii soconay Waxaan Kor ka aragnay Ninkii aan usoconay oo suuli xafiiska ku dhegan kasoo baxaayo,isla markiibo Waxaan ku iri walalkey oo ila socday halkaan sii fariiso suuligan galayaaye markaan kasoo […]

Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo godka suuliga ku dhacaya

Ninkeyga ayaan riyo ku arkay asoo gudka suuliga ku dhacaya

Su’aasha: Walo waxaan xalay ku riyoday ninkeyga o suliga ku jiro oo saxaroonayo aan ugu galaayo suliga si aan ula kac eheen ayaan arkaya asiga iyo saxaradii oo godka sii galeysa. Jawaabta: Riyadan waa digniin ninkaaga ha iska ilaaliyo arrimaha laga yaabo inay kusoo socdaan, meesha xaarka galo qofka ku dhacayo waa qof ku dhacayo […]

Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Riyada Musqul buuxsantay oo xaarka la celinayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday musqusha gurigeena oo buuxsantay markaas aniga waxaan sameynaa xaarkii musqusha buuxiyey ayaan bir ku riixayaa anoo dhibsanaayo musqushoo dhan wada biyo ayay ahayd riyadaas cml maxaa lagu fasiraa wll ii macney2. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad iska fogeynayso maal xaaraan ah iyo waxyaalo xunxun, saxarada inta badan waxaa lagu fasiraa xoolaha […]