Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan

Su’aasha: Asc hahda daruuro Gabar aan gursan ayaa waxay ku riyootaa masas ku hareeraysan oy cabsi dareemayso wayna ku soo noq noqotaa maxaa lagu fasiri karaaa vwll Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay leedahay cadow badan oo dhinac walaba ka jooga marka riyada waa digniin ha iska ilaaliso dadka cadowga ah oo astaamo gaar ka […]
Waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya aan mas dilay

Su’aasha: asc wll waxan ku riyoodey haben ano lugeynaya waxan jiidhi gadhey mas aan aad u weyneyn kadib si xoogleh intan u qabtey ban afka dhulka ula dhacay wan diley inta anu iqaninin isla riyads marki labad iyo sadexd wey iguso noqtey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka adkaan doonto qof cadow qarsoon ah, laakin […]
Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca

Riyada daadashada tinta iyo maska iyo mulaca Riyada: wll waxan ku riyodey timaha oo qeybta dhagta ila isha xigta oo timihi igasi daaten ano arkaya timu igaso daadanayen wan ooyayey hooyo i ag jogtey ku laha hooyo timaheygi maxa helay aadban u oyayey Riyada labad Waxn kle ku riyodey ano heysta inan yar oo aad […]
Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday anoo eryanaya mas cad meel qari ah oo dhagax badan oo isna iga baxsanaayo oo kolba meel iga galaayo ana aan wax la dhacayo oo aan dili Karla ahay marka aan wax ku dhufo is iraahdana hoosta iga soo galaya ana aan dib uga boodayo Kadib wuxu ila galay meel […]
Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Su’aasha: Asc mahadsantihiin waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo […]
Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo Su’aasha: maska madaw ee waliba dhulka hoostiisa kaagag soo baxa ciidna aad iskaga reebto. Jawaabta: Riyada inkastoo aysan faahfaahsanayn waxaa lagu fasiraa maska madow oo dhulka hoostiis kaaga soo baxayo cadow kuu dhow oo aan meel dheer kaaga imaanaynin cadowgaas ma dareemi kartid waxa uu kugu samayn rabo, wuxuu […]
Riyada qol dhiiqo mas ku jiro

Su’aasha: Waxaan kale on Ku riyooday anigo qol galaxy qolkaaso hoostiisa Ku dulduleshay oo alwaaxo Ka dhex qaday hoostiisa waxay ahayd dhiiqo mas watn ayaan Ku arkay kadibna waxaan arkay anigo ordaya oo aan arkaayo masas badan oo dhulka fidad Ka samaytay marina anigo dhinac uga boodaayo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa cadow inuu jiro oo […]
