Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka Allah macak Waxaa riyo ku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo jooga hargaysa Ayuu waxuu riyo ku arkay musharixiinta tartamaya oo waliba ah mid aanu isagu taageere u ahayn Umanuu codayn Waxan ku riyoday buu yidhi rag badanoo meel wada jooga oo meel ku shiish ama toog […]
Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay

Anigoo madax ciidan ah riyada maxay tahay Su’aasha: Asc iga raali ahaada Noona dulqaado hadaan qoraal dheer soo dirno Riyada anigoo gobol kamida gobolada wadankeenii safar u aaday magaalo yaroo aanan hore u arag Kabacdina magaaladii maqaaxi shaah ka cabaaya Kabahana baalashaystay kabacdi kabacdi baalashlihii intaan lacag iskutala u dhiibay baaqigii ISKA Qaatay kabacdina shaahii […]
Fasirka riyooyinkii madaxweynaha

Su’aasha: Riyada madaxweynaha Asc waadku mahadsan tihiin sida fiican dagdag badan eed noogu soo jawaabaysaan ilaahay ha idin xafido Iga raali ahada riyooyinkaygu way badan yihiin mudo ayaan la,aa CID ii fasirton ururinaye 1 waxaan ku riyooday madaxwaynaha guri maqsin wayn oo uu rag ka buuxo ayaanu wada fadhinay xaflad ahaydaa shir ahaydaa ma aqaano […]
Riyada ku saabsan la jirka iyo la jooga dadka madaxda ah

Su’aasha: Asc waan idiin salaamayaa bahda Daruur, sida aad su’aalaha iyo talooyinka aan idiin soo dirsano ugu jawaabeysaan waan idiinkaga mahad celinayaa, waxaan rabaa in aad iigaga jawaabtaan fasirka riyadan:- Waxaan marar badan aan riyo ku arkaa anoo la joogo masuuliyiinta ugu sareysa dalka sida madaxweynaha, marka riyadaas oo igu soo laalaabatay marar badan, maxaa […]
Fasirka riyada la socoshada madaxda

Fasirka riyada la socoshada madaxda Su’aasha: Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo Ragg madax sare ah la socda walina kuwa dalka somalia ugu sareeya sameyn xoogan ku leh oo la faraxsan sheeko ahaan iyo isku qanacsanan marka muxuu noqon kara fasiirkeeda. Waad mahadsan tahay wllo Haddii aad awooda Si deg deg iga jawab Jawaabta: […]
Riyada qof madax ka noqday isbitaal

Su’aasha: Asc wllo Waxan ku riiyooday anoo isbitaal weyn madax la iiga dhiigay anigana ma baran cafimaadka ee waxan bartay Dhaqalaha niyadeeda kuma jirin inan isbitaal shaqo ka raadsada balse xilkas muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa noloshaada inaad guul heli doonto adoo nabad qaba, isbitaalka wuxuu tilmaamaa caafimaad iyo badbaado, marka […]
