Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore […]

Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Fasirka riyada lacag abaalmarin xaga shaqada

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo xafiiska aan ka shaqeeya lacag abaalmarin ah la iga siinaya aniga iyo dhamaan shaqalaha marka problem xaga dhaqalaha wuu jiira aniga dhankeyga ah. muxuu noqon kara marka fasiirkeeda. Jawaabta: Inshaa Allaah waad ka bixi doontaa dhibaatada dhaqaalaha ku haysata, waa arrin guul tilmaamayso iyo horumar dhinac walba […]

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano. Magacaaga meel kaste ayuu gaarayaa sidoo kale wax badan ayaad la kulmi doontaa noloshaada aduunka ku saabsan arrintaasna adiga iyo xaaskaaga […]

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay Su’aasha: Qofka ku riyooda lacag badan oo guriga ka buuxda lacagta waxay u muuqataa lacag cusub fasirka riyada lacagta guud ahaan waa maxay fadlan jawaab degdeg ayaan rabaa. Jawaabta: Fasirka riyada lacagta badan ee xaashida ah waxaa lagu fasiraa arsaaq iyo hanti badan sidoo kale waxay noqotaa guul iyo liibaan. […]

Fasirka riyada lacagta doolarka Interpretation of dollar dream

Fasirka riyada lacagta doolarka US

Riyada doolarka kama foga riyada dahabka. dolar qofka ku riyoodo  guud ahaan waxaa lagu fasiraa doolarka awood iyo xukun. Haddii aad aragto adoo dolar badan gacanta ku hayo waxaad heli doontaa awood iyo talis. haddii qof lacag dolar ku siiyo waxaad ka heli doontaa qofkaas garab iyo taageero. haddii aad aragto dolar oo gubtay waxaad […]

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxan ku riyoday anigoo lacag badan wado oo xaanshi ah , ee iga dhacdhacayso oo aan so gurbinayo Jawaabta Lacagta badan waxaaylo badan ayay tusinaysaa, qofka doobka guur ayuu helaa, qofka xaaslaha caruur ayuu helaa iyo caafimaad iyo farxad, sidoo kale guud ahaan waxaa lagu fasiraa inuu qofka […]