Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Su’aasha: ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u […]

Riyada anoo qalday lacag account laga soo bixiyey?

Riyada anoo qalday lacag account laga soo bixiyey?

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday wiil abtigay dhalay oo i dhahaayo account-kayga lacagta iiga soo bixi ka dibna lambarkeyga ku soo dir markaasaan lambarkisi maahanee lambar kale ayaan lacagtii ku qalday lambarkii aan ku qalday aan wacay markaasaa waxaa iga qabtay dad inkiraayo lacagtii ina caaynaayo wiilkii Abtigey dhalay saasey tahay isaguna safar buu ahaa […]

Fasiraadda riyada salaada jimcaha lacag iyo caano laga soo helaayo

Su’aasha: Dhamaantiin waan idiin salaamayaa halwadeenada pagekan, waxaanan idinku salaamayaa salaada islaamka (ASC). marka labaad waxaan jeclahay inaad ii fasirtaan riyo aan ku riyooday kadib markii aad dib u yara seexday salaadii subax kadib. Riyadu waxay tahay: Salaad jimce ayaan u kacay inta aan labistay dabadeed waxaan qabtay masaajidka ama goobtii salaada jimce lagu tukanaayey […]

Riyada qof dhintay oo lacag kaa dalbanaya

Riyada qof dhintay oo lacag dalbanaya

Su’aasha: Asc, salaan kadib xalay waxaan ku riyoodey qof dhintay, oo uu ileeyahay niyow lacagtii aan kuu dhiibanaayey $25 iiga sii anna lacagtii waan wada isticmaaley, anna waxaan dhahy waan ku siinayaa dhib malahan wax yar isug Markaa riyadaas maxaa lagu Fasiri karaa? Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in ninkaas uu u baahan yahay sadaqo loo […]

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Gabar aan whats appka ka bartay baan ku riyooday

Su’aasha: Asc waa idiin salaamay bah weynta wax ku qorta Mareegtan Daruur.com, waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyo aan xaley ku riyooday waxayna ahayd gabar aan Whats appka iska baranay balse aan sidaas u sheekeysan ayaan waxaan ku riyooday gabadhii oo gurigeena joogto lacagna isiineyso ayaan saakey ku soo toosay riyadaas oo kale maxaa la […]

Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Riyada nin adoo lacag siinayo maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon ku riyoday min ayay I waydiayay lacag misa waxaan siiyay laba shilin oo jeebkayga ku jirtay ayayn siyay ninkii waxad moodaa inusan ku faraxsanayn oo u I waydinayo in ka badan intaas wax badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof hanti badan yeelanayo oo hadana deeqsi ah dad badan […]

Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka Su’aasha: waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray. Jawaabta: Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu […]