Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Su’aasha: asc wll waxaad ifasirtaan qof haweeney ah ayaa igu riyootey anigoo maal heley oo guri aad uweyn degan oo shaqaale farabadan iishaqeynayaan haweenedii ayaan waxaan kuleeyahey xaaskega shaqaale usoo raadi shaqaale dumar ah oo uadeegta ayadana waxey ileedahey hee xaaskaga lama arkayo gudaha lee kujirtaa guriga aan daganahey waxaa waardiye ka ah qof hada […]
Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Su’aasha: ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u […]
Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka Su’aasha: waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray. Jawaabta: Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu […]
Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano. Magacaaga meel kaste ayuu gaarayaa sidoo kale wax badan ayaad la kulmi doontaa noloshaada aduunka ku saabsan arrintaasna adiga iyo xaaskaaga […]
Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay Su’aasha: Qofka ku riyooda lacag badan oo guriga ka buuxda lacagta waxay u muuqataa lacag cusub fasirka riyada lacagta guud ahaan waa maxay fadlan jawaab degdeg ayaan rabaa. Jawaabta: Fasirka riyada lacagta badan ee xaashida ah waxaa lagu fasiraa arsaaq iyo hanti badan sidoo kale waxay noqotaa guul iyo liibaan. […]
