Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya Riyada: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo suuqa meel uu iiga muuqdo joogo waxa ila socdo hooyo iyo naag kale markase dheheen waan wesa qaadaneynaa meel luuq ayan galnay waanu wada weyso qaadanay. Jazakaallh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa towbad iyo dambidhaaf iyo dahaaro iyo wanaag, […]

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Riyada geel hooyo daba socda oo dilaya libaax

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barawaaqo ah oo wada dhiroo doog aad u badanle oo green ah waxaan taagnaa albaabka waa casar sidan filayo (cadceeda oo gaaban lkn wali aan dhicin ayaan arkayay)  waxaa meel ilaa 1km ii jirta soo socota hooyaday geel badanina wuu […]

Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Su’aasha: Asc walaaha saaka adinkii waxaan ku riyooday anoo la jooga hooyaday oon ku jiro guri ayaa waxaa nasoo weeraray dad gabdho iyo wiilala ani bayna irabeen hooyaday ayaayna daaqada kala hadleen lkn way lahaday hooyo daqada xidh ban dhahay cabaar baan guriga ku jiray markii danbe ayaan isdhahay suuli aad markaa waxàba isoo galay […]

Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Riyada geed guriga la gooynayo hooyana la xambaarayo

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan kuriyooday anoo uguuray dhanaka putland meel xuduudka Ethiopia dhow dagay oo wiil aan ilmo adeer nahay quraan isaarayo waxaana kiraystay guri u ka korbaxay geed wayn oo caleemo waa wayn aabahaybaana ii yimid oo idhahy geedkaan guriga wuu halaynayaa caleentiisa jiingada ahaylayanasa marka waan jarayaa wuuna jaray wuxuna ku tuuray […]

Aragtida abtigay oo bari hore dhintay

Aragtida abtigay oo bari hore dhintay

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur gar ahan culimada noo tafsiirta riyada ilaahay ajar iyo xasanaadha idinka siiyo allah macak waxan ku riyooday abtigay oo dhintay bari hore ayaan habeen dhawayd waxan riyo ku arkay guri aanu dhawr sano ka hor kasoo guur nay ayaan waxan riyo ku arkay qolkaygii aan daganaa […]

Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Riyada gabar lacag siinaysa hooyadeeda

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo Waxan Ku riyooday anigo laamiga geeskiisa joogo lacag ayaan tirinayay waan xisaabay hooyo ayaan u dhiibay marke baxde ayan ka daba orday hoo kuwaane ku darso ayan dhahay wey igu filan yihiin aye i dhahde laamiga ayan uso laabtay wiil yar ila socday ayan wayay xogo yar kidib wan […]

Riyo layaab leh oo dalka kusaabsan

Riyo layaab leh oo dalka kusaabsan

Su’aasha: Asc waad ku mahadsan tihiin sida wanagsan ee qiimaha badan ee aqoonta leh eednasiiseen nooguna fasirtaan allah macag waxaan ku riyooday gaadhi wayn oo sun iyo qashin kabuuxo oo ay wataan niman cadaana ayaa waxay heshiis lagaleen niman madax oo wadankeena ah siloogu shubo qashinkasi sunta ah waxaan arkay iyadoo ay wada joogan nimanka […]