Riyada hooyo oo dhabteyda ku dhimaneysa

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday hooyo oo iga dhimaneysa waliba dhabteyda siday ujiiftay ba lagusoboday biya ayaay dhahdau dhahday kadib gabar yar oo mesha jiiftay ayan biya udiray waan siiye way sonaxday kadib wan so toosay anoo naxsan maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah arrimahaaga way kuu fududaanayaan haka baqin riyada, qofka doobka […]
Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo joogo laba geed midna wuxuu ahaa geed cambe ka baxaayo midna wuxuu igula ekaa geedkan cabaqyada marka aabahay wuxuu iiga shekeynayaa geedaha mirohooda wuxuu ileeyahay labadan isma dhaamaan saasey wuxuu iigu far fiiqay geedka cabaqa oo miro sida cambaha cml ka baxaayo inaan la cuni karin markaas baa dhacday […]
Waxan ku riyodaa hoyadey oo wax haleyneyso anigana aan saxayo

Su’aasha: Asc. Walaal mudo dhoor sana waxaa igu soo noqnoqda riyo hooyadey wax ayey haleyneey anigane waan saxayaa marka aan aad ilaahey u baryo ayaan arkaa riydaas iyo marka aan nin shukaansado thanks huno. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga waxaa lagaaga digayaa inaad guursato nin aan kuu qalmin oo aad ka shallayn doontid markaad […]
Riyada Hooyo oo aan sujuuda ka dhunkanaayo

Su’aasha: Asc waaku salaamay sxb qaaliya intaas ka dib xaley waxaan ku riyooday Hooyadey oo intay ul iisoo qaadato i garaaci rabto anna intaan ushii ka qaaday aan sujuuda ka shumiyey ka dibna aan isla riyada dhexdeeda ku qiirooday ama ku dhex ooyey hooyana ila oysay maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Saaxiib waan ku salaamay, […]
Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Su’aasha: Asc wll qaaliya waxan rapa in aad ifasirto riyo waxan kuriyoodi hooyi iyo habaryar oo isla joogan macmacaan hagaajinayaan ana aan uadheegaya mana aqaano sababta lohagaajinaya blse hal mar waxan maqli hooyo oo dhihi haysa shali guriga heblaayo ayan aadhay wahey igu dhaxti wilkeyga ayan intisaar uso dooni rapni asaga wuu maqanyahay in uu […]
Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday 2 wiil iyo gabadh yar yar oo walalahey eh oo meel fadhiyaan hortooda waxa fadhiyo nin imaam masajid eh ilmaha dhib looshin aye ahayen side uga amarqaten ayan layabay dadkaan caadi mahan wan layabay ano leh ayan kaso tagay xaafada ayan ku […]
Gabar ku riyootay iyadoo ari loo dhiibay

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan igu soo noq noqta anoo adhi ay hooyaday leedahay horwayminaya oo aan isleeyahay hooyo xooga soo hay bay rabtaa ana aan niyada ka leyahay arigan ma raaci kartide maxaa samaysaa mar mar wuu iga lumi wana helaaa wayna igu soo noq noqotaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xil in laguu dhiibi […]
