Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo

Waxaan ku riyooday anigoo guurinaya gabar dhimatay anna aan guursanayo naag la qabo Riyada: Asc wll waxaan in la ii fasiro riyadaaan waxaan ku riyooday anigoo guurinaya habaryarteey gabadheeda oo dhimatay anoo guurinayo anigana xaaskeeyga oo joogta ayaan guursanayaa gabar aan aqaano oo la qabo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay farxad iyo khayr badan […]
Riyada aroos aanan raali ka ahayn

Su’aasha: xaley waxaan kuriyooday anigo la iguuriye gabar hooyo familkeeda ah marka hore arooska raali ayan ka aha maalinki labaad ayan qayli bilabay waliba anigo leh aniga gabar dibada igeyso inaad iguurisan ayaan isku ogeyn qoftan marabo meelahas anoo marayo ayan so toosay waxa kaloon riyada in wiil an aqano aan isku mar guursanay waliba […]
Riyada nin igu leh lacagta aan kugu guursan lahaa waan soo helay

Su’aasha: asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn ku riyodey nin leh lacagti ama hantidi kugu guursanlaha wan so helay inan ku gursadan rba kadib sual ayn weydiyey ku idhi ma guur unbad doneysey mise jaceyl ad iqabto igursanysa kadib igu jawaby haa guur unban raby ana wan iska tagay kadib iga daba imi wiil hore […]
Riyada gabadh hooyo ah oo nin loo dhisayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday gabadh hooyo ah ninkii kala tageen anoo nin aan rabo inaan u dhiso ay diidayso Waxaanay lahayd marabo ninkan iyadoo isoo eegaysa waxanay ila ahayd gabadhani in ay inaga irabto oo waxna ay iisheegtsy hore oo ay iga dhursugaysay Kabacdi waxay igu tidhi xasiidaydii halkan taalay meeday waanay daba daalay ana […]
Riyada guurka gabadh caruur leh

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur marwalba Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh lasoo furay oon aqaano oo 3 caruura leh lkn caruurta aabo hood haysto laba kamida markanay riyo ahayn Waxaanu ku aqalgalnay guri waynoo fooga oo maqsinaduusu waawayn yihiin oo aad u qurux badan aadna loo goglay Waxaana […]
Riyada guurka gabadha nin aysan garanaynin

Su’aasha: Asc Sheikh allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo guursanayo nin aan garaneyn dadkune ey iga qarinayan markii lugu geeyo ayaa arkesaa aye igu dhahde hooyo nin kale oo xafadeena dagan ayan umooday haduu asaga noqdo waan kasoo tagaa haduu nin kale yahay wan la joga ayan ku qeylina waxan so xirte jilbab iga […]
Gabar ku riyootay iyado uu guurasanayo nin waalan ama yar

Su’aasha: asc wll waxn ku riyodey ano guursanaya wiil yar oon qangaarin wana ka cabsanayey dadku waxa odhan donan sida maxa ilmaha yar ka guursatey marna isla riyada oo ah ano guursanaya nin uskag ama nin an dhargiisu wasaq yihin marna nin walan ano guursanayo riyadasi inbadan iguso noqnoqtey wan ka duceysan jirey hada riyada […]
