Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha: Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku […]
Waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday gabar yaroo walaashey dhashay oo nin sacuudiga kayimid uu soo doonay oo lasiiyay markii lasiiyyay waxan laha waa loo dadab galiyay markiiba uur bay yeelatay iyadoo xaamila ah oon leeyay inmoyar weeye ilahayow u fududee foosha ninkiina uu sucuudigii kulaabatay waxan ku dhahay bishii maxuu kuusooo diraa […]
Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Su’aasha: Asc wan kusalanay salamy Dr inta kadib Waxa kuriyoday ano guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo riyada fasirkeda maxay tahay mahadsanid. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu […]
Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo

Riyada qofaad jeceshahay adoo waqti la qaadanayo Riyada: Asc walal sual wataa Hadaa kuriyooto qofaad jeceshahay adoo waqti laqadanaayo ama isgursateen mexee kamac natahay riyadaas please isoo fasir Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa mid naftaada ku sheekaysanayso, siiba qofka aad jeceshay waad ka fikirtaa riyana waad ku arki kartaa, riyooyinka noocan ah fasiraad ma laha […]
Riyada guurka garoob hal wiil wadato

Su’aasha: Asc waad salaman dhamantina salan ka-dib waxa aan ku riyooday aniga oo guur ku fekeraayey gabadhan gursan rabana ay tahay goroob hal wiil wadata iyo aniga oo hadafyadeyda ka gaaray guul riyadaas maxey noqon kartaa mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub inaad gali doonto noloshaasna waad ku farxi doontaa, Ilaahay wuxuu kuu furaa […]
Waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday

Su’aasha: Asc wallo waxaan ku riyooday ninkayga oo ila guursaday waa maxay riyadasi. Jawaabta: Haddii aad tahay xaas oo aad aragto ninkaaga oo naag kale kula guursanayo waxaa dhici karta riyada inay ka timid waswaas adiga kugu jiro waa haddii aad tahay qof maseyr badan oo ninkeeda ka shakisan inuu naag kale la guursado, haddii […]
