Riyada awrka qooqan waa maxay

Riyada awrka qooqan waa maxay

Su’aasha: Asc walal adoo mahadsan waxaad ii fasirtaa riyada awrka qooqan oo ku eryada lkn marna aan kusoo qaban ee aad ka rayso marna waxaan ku riyoodaa awr alaab badan oo culus ku rarantahy hadana I caydhsanaayo isagoo aad u culus oo aan ordi karin ana aan cararay oo buur ka fuulay Waad mahadsanidtihiin walalayaal. […]

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo hal wada lisayna

Su’aasha: Asc waad ku mahadsantihiin sida fiican ee dagdaga ah eed noogusoo jawaabaysaan nooguna fasiraysaan riyooyinka yaga ilaahay Haidin xafido waxan ku riyooday aniga iyo madaxwaynaha wadanka aan joogo oo hal wada lisayna kadibna caanihii wadaagayna kadibna Meeshanu hasha ku lisaynay guri ku yaalay oon filayo inay yihiin xaafadii hasha lahaa ayaanu gurigii hore u […]

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo

Riyada caanaha geela oo gabar la siinayo Riyada: Waxanku riyooday anigoo soo gaday caagad caana geel oo dhay ah waxan ku faraxsana Inan qayb uga shubo gabadh ila joogtay oo an garanayay lkn markaan uga shubay wa is bedeleen wasakh ayay noqdeen iyadana igadaa caanahan ayay i dhahday si cadholeh.   Fasirka: Caanaga geela waxay […]

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay

Riyada Geel i eryanaya fasirka waa maxay Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo awr i eryanaayo oo ila dagaalamayo walina uu rabo inuu ugu durduriyo. Jawaabta: Riyada noocan ah waa riyo tilmaamayso dhibaatooyin inay kulasoo gudboonaanayaan. Waliba waxay noqonayaan arrimo walbahaar kugu ridayo, riyada geel ama awr kusoo weerarayo ma aha riyo fiican waa riyo […]

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya

Fasirka riyada geel kugusoo ordaya Riyada: Qof hadduu arko rati oo xagiisa usoo ordayo laakin aan dhib u geysan maxaa lagu fasiri karaa. Fasirka: Qofkii arko geel guud ahaan waa riyo macne badan wadata, laakin middan adiga aad sheegayso waxay tilmaamaysaa rafaad iyo dhibaato xaggaaga soo wajahan sida muuqata waad ka badbaadi doontaa, geela marka […]