Riyada xaaska qaab cusub loogu galmoonayo

Su’aasha: asc bahda daruur waxaan ku riyoodey anigo xaaskega ugu galmonaayo qaab kaduwan qaababka an uga galmoodo waliba aad ban uga bogey qaabkaasi iifasir riyada macnahed. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inaad sii jeclaan doonto oo noloshiina ay noqon doonto mid aad u raaxo badan, galmada guud ahaan waa wax ku fiican riyada, dabcan haddaadan […]
Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Su’aasha: Asc marka hore salaam waxan ku riyooday riyo xun laba jeer ayan riyada arkay wana riyo galmo ah waxan ku riyoday wiil walaalkay ah isaga o marna gadaal loga tegayo marki labadna waxan ku riyoday isago wiil yar noqday o wiil yar o kale gadal uga tegeya Note Wiilka walalkay ah aqlaaq iyo diinba […]
Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay

Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo walaasheyda iga yar aan ku arkey mobilkeyga iyada oo fal xun sameyneysa kadibna aniga aan damcaayo iyada maadaama aan video kahaayo maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waa digniin waxay kaaga digaysaa inaad daawato filimada xunxun, taas oo laga wado inay dhib kuu […]
Riyada daawashada filimada xunxun iyo waanada walaasha

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey Aniga oo film xumaan fiirsanaayo oo walaasheyda iga weyn i waanineyso oo aan anigane ka xishoonaayo maxaa lagu fasirika raa. Jawaabta: Riyada daawashada filimada xunxun ama filimada galmada waxay noqon kartaa inaad ku dhaqaaqi rabto qaladaad oo lagaaga digayo inaad ku dhacdo, waliba qaladaadkaas waxay la xiriiraan wax laga xishoodo, waa […]
Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday gabar yar oo aan wali qaan gaarin oo jilbaha iiga dhagan oo igu qasbeysa inaan u galmoodo arintaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad qaraabo ah oo u baahan daryeel iyo wax in loo qabto, riyada galmada ma aha hadda mid galmo caadi ku saabsan, […]
Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo Su’aasha: Riyada Galmada Ama Riyada kocada sideen iskaga Jojin kara way Igu badate. Jawaabta: Riyada galmada waxay ka dhalataa labo waxyaabood midda koowaad waa biyaha shahwada qofka ku daahaan oo muddo aysan ka bixin waxaana u badan dadka doobka ah, midda labaadna waa fekerka qofka mar kaste galmo ka fekera […]
Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Su’aasha: Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba […]
