Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Su’aasha: Asc wll waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano heysta cunug wiil yar dhabteyda ku hayey waxn laha ana dhalay kadib waxa ii imi nin wuxu igu laha waxad tahy gabadhii shaqo doonka aheyd shaqada iweydisatey kadib wu iga tagay waxn arkay hablo an yaqan oo isleynaya wan utagay wan kla celinayey qarba guri ayey […]

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan Riyada: Asc Allah mahadleh Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak Waxaan ku riyooday anoo meel baabuur badan taalo anoo LA jooga hablo aad u qurux badan fara badan oo xijaaban oo carab iyo somali ah lajooga oo ay nagu soo biiran waalidiintii […]

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo

Riyada cabitaanka baytaraafka aadan u bogin oo dumar ku siinaayo Riyada: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday laba gabdhood oo aan aqaano oo iyagoo baradn dad guri gayga fadhiya aan u imid waxayna isiiyeen cabitaan aana ubogin oo ka samaysan baytaraaf markaan dhahdhamiyay uma bogin dha dhan kiisasa waana tufay waxyna dhaheen cab adaan kuu […]

Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga

Riyada arooska hablo aad u qurux badan jooga

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday aroos wayn oo dayr balaadhan oo sidii dadabtii baadiyaha ah loo sameeyay oo meel baadiya ah ka dhacay xaafada a abtigay Waxaana joogay abtigay iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa iyo hooyaday sikadis ah ayaa waxa usoo buuxsamay habloo aad u badanoo kumaanan ah faraxda […]

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin

Riyada guriga cusub iyo cirka oo wax ku sawiran yihiin Riyada: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo dhisan oo uguurnay guri cusub oo daarad wayn oo balaadhan leh waxaana nasoo bookhday laba gabdhood oo walaalo ah oo caruur farabadan oo hablo u badan wata iyo hooyadood gabdhaha caruurtani dhalay Cirkuna waxuu lahaa daruur waawayn […]

Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Waxaan ku riyooday anoo koox dumar ah i dilaynaan

Su’aasha: Asc walaalaha waxaan ku riyoode taxi baan meel u raacayaa waan kadagin meel ay joogaan koox dumar ah way idilayaan ilmo bay iga soo ridayaan kadib waxaa i arkaya nin gaari cad wata wuu igu soo ordaya si uu iiga qabto gaarigi buu gaari kale ku dhufan waxba gaari mayan jug bes wuu soo […]

Riyada dayr wayn iyo dumar iyo inan yar

Riyada dayr wayn iyo dumar iyo inan yar

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waxaan ku riyooday anoo lasocda gabadh ayaan waxaan dayr wayn kasoo galnay koone waan dhex soconay laba dumaroo meesha wax ku karinaya waxayna ahayd heteel cunto ayaan soo marnay waan soo dhaafnay waxaan nimid koonihii kale gabadhii ila socotay inan ay dhashay oo u qurux badan oo labisan ayaanu u nimid […]