Riyada xanjo lagu dhex cunayo dugsi quraan macalinkana layska qarinayo

Riyada xanjo lagu dhex cunayo dugsi quraan macalinkana layska qarinayo Riyada: Asc wll waxd ifasirtan riyada adbadna u mahadsantihin waxn ku riyodey ano madarasadn quranka ka dhigan jirey joogo kadib macalinkii aya nagu yidhi wala subcinaya quranke so fadhista.kadib kursatii baa la dhigay wey subcinayey anigan macalinka iska qarinayey si an u galin subacas kadib […]
Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday Anigoo joogo fasalka aan wax ku barto waxana fadhinay hal saf ani io gabdho asxabteyda waxan aragne wax tube eh tubo weyn oo meel kore socdo markas daaqada aya waxa kaso dhacayo bahalo yar yar oo faraha badan leh gabadh aye gacanta uga dhecen wan so baxne waxan arke […]
Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya

Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galaya fasalka dugsiga oo fasalka kaste dhex tagaya riyadaas maxaa lagu fasiri karaa fadlan isoo fasira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol guul ku dhisan, qofkii arko dugsi asoo galaya wuxuu gaaraa waxa uu ka fikirayo oo mustaqbal ah, wuxuu ku guulaysanayaa noloshiisa, shaqo fiican ayuu helayaa guur iyo hanti […]
Waxan ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada

Su’aasha: Asc Wll allaha ku barakeyo Waxan Ku riyooday anigoo ka daahay wax barashada waan soo orday fasalka markaan tagay ayaan boobsiinay cashir carabi oo sabuurada saaran anigoo istaag ku qoraayo maclinka yuusan kugu imaan ayaan is dhahy. Jawaabta: Riyada oo laga daahayo waxbarashada fasir badan ayay yeelan kartaa, waxaa ka mid ah qofka oo […]
