Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Riyada Jinka lala dagaalaayo oo la dilayo

Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday aniga oo la dagaalamayo Jin leh suurada walalkay iga yar iyo dad kale oo family kayga ah dagaal badan kadibna aan dilayo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof caqli badan oon la siri karin, culimada riyada fasira waxay dhahaan qofkii arko asoo jini dilayo wuxuu noqonayaa qof aan […]

Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale

Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale

Riyada naag lala guursaday oo dilaysa naagta kale Riyada: asc wrbrk wallo waxn kuriyoday anigu gabadh lala guursaday ooyaysa la joogo arooski ninkeda kadibna arooski marku dhamadayna gabadhi dishay kawr riyada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato aad gali doonto dhibaatadaas waxay la xiriirtaa jacaylka ninkaaga waxaa dhici karta riyada tan ka horraysa inay xiriir […]

Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Su’aasha: wiil aan garanayo oo an qol wada daganahay ayaa ku riyooday anigo la idilayo wuxu igu dhahay riya ayaad igaga hor imatay waxan kudhahay askar aya dadka dileysa is ilaali markaad isii daba mareyse ayaa xabad la soo tuuray aniga wan ka gambaday adiga ayaay kugu dhabarka kaga dhacday ayu igu dhahay markad sojeedsatayna […]

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro

Riyada dilka shebeelka markuu kusoo weeraro Riyada: sce maxa lagu fasiri karaa qofki arko asoo dilayo shabeel aad u orod badan oo xoog badan leh mar hore shabeelka wa soo weeraraa markaas qofka aya ka adkaanayo wuu dilayaa. Fasirka: Saheeblka wuxuu astaan u yahay qof awood leh ama qof madax ah oo adag qofkii shabeel […]

Walaashey waxay ku riyootay aabe oo la dilayo

Walaashey waxay ku riyootay aabe oo la dilayo

Su’aasha: asc walalaha daruur aad ugu xiranahay keep going idin leeyahay een waxan rabay in riyadan laiifisiro aabaheyga isbuucan dhexdiisa ayuu soo iibiyay dhul uulahaa oo lacag badan uu kusoo iibiyay nolosheenana sidii hore waa kabadalantay alx lkn gabar iga weyn walashee ah ayaa waxee kuriyootay xaleey aabe oo la dilayo oo xabad lagu dilaayo […]

Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Su’aasha: Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha […]

Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Riyada qof dil toogasho ka badbaadaya

Su’aasha: Waxa ifasirtan riyada ah wxn ku riyooday anigo ley dili rabo o dadka dhan leysku so baaxshay waxa ahyn aniga io labo gabdhod o kle waxa larabay in nala toogto anago waxba galabsan dadki xaafada dhan ba leyskugu yeeray si nalo toogto waxa leyskugu yimaaday meel banaan ah Marks ba waxa nalala keenay mesha […]