Riyada qof dad raadinaya

Riyada qof dad raadinaya

Su’aasha: Asc waxaan ahay ahay safar xale waxaan kuriyoode ano wado kusocda oo cid raadinaayo nin aana garaneyn oo tanzaaniyana ayaa iga daba yimid waan kacabsade cidii ayaan ninkii weydiiye so bax ayuu igu yiri anaa kuu geyna ano kacabsana ayaan raace suu iiwade ayuu mel wada dooga igeeye cidina iigu imaaden mahadsanid. Jawaabta: Riyadan […]

Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan

Riyada qof aad taqaano oo garbaha aad is galinaysaan

Su’aasha: waxaan ku riyoodey aniga iyo wiil oo aan aqaano oo aan ku arkey asigoo lugeeynaayo kadib aan garbaha iska qabsaney sida saaxiibo qaali isku ah aan xaafada wada imaaney maxaa lagu fasirikaraa riyadaa wiilkaasne marwalbo isma aragno marmar uun. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu kuu dhow yahay sidoo kale inuu yahay qof daacad […]

Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Riyada gurigayga dad foolxun ay ku qayilayaan

Su’aasha:  Habeen habeenada ka mid ah ayaan seexday waxaan ku riyooday sida tan: gurigayga ayaan Maalin nimadkii dibada uga baxay habeenkii markii aan soo noqday ayaan gurigii ugu kor imid dad aad u fool xun oo qayilaya aad ayaan u naxay waliba dadkaasi diintayda ayay caayeen ka dib waan orday siday idinla tahay culimooy. Jawaabta: […]

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Riyada guri dad aad dhibsanayso ay joogaan

Su’aasha: Ka waran riyo guri ano joogo hadana aan dad an dhibsaday Ku arkay banankisa ama dashkiisa hadana aan Ka buruyay oo at tageen hadana aan arkay gurigaad darbiga Ku waregsan oo aadkiisa hoose uu Ka qariray keen dheer oo waregsan si AAD moodi in uu darbiga dhinac u liicaayo ana waxan isku dayaaya inaan […]