Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan riyo Ku arkay dad meel fadhiyo oo duceysanayo Anna an la fadhiyo kadib waxan u jestay Qiblada qof ba Ila jeestay Qiblada mana Garanyo qofkas gacmaha Ayan kor u tagano ilah baan baryrenay Anago Qiblada u jeedna laakin dadkii kale Qiblada u ma jesan Ila labadena ma ahe marka maxay […]

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Riyada bookhashada maayirka magaalada aan joogo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga qolwayn oon leeyahay oo ay ila joogaan laba gabdhood Ayaa waxaa ii yimid maayirka cusub ee caasimada aan joogo hortayduu fadhiistay Isagoo aad ii sharfaaya oo ii waynaynaya oo I ixtiraamaya Ana intaan gacanta madaxa kasaaray oon dhunkaday Ayaan […]

Riyada gabar duleelka albaabka dad ka fiirinaysa

Riyada gabar duleelka albaabka dad ka fiirinaysa

Su’aasha: Asc wll waxa ifasirtan waxan ku riyodey aniga iyo gabadhkle oo isla dhigano jaamacada waxn kusii soconay meel waxbarsho waxn hor istaagney fasal ardey ku jirto maclina wax u dhigaayo wan qaracney albaabka ayu naguso celiyey kadib waxn arkay meel hoose albaabka oo banan macnaha ka jabanyh albaabkuna looxbu kasameysnaa halkasa isha saarey mise […]

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran Su’aasha: SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan. Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa lagu  fasiri karaa? Jawaabta: […]

Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya

Gabar riyo ku aragtay wiil gacanta ka qabsanaya

Su’aasha: Asc wll alle haku sharfo waxd igaso jawabtan Waxn markaste ku riyodaa meel an wax ku dhigan jirey waxn ku riyoda madarsadii an quranka ku dhigan jirey waxn arka macalinkygi oo nala subciya quranka mar quranka wan garanwaya se xalay waxn ku riyodey jamacada ano jooga fasalkn ka dhigto ano fadhiya waxn rabay inan […]

Riyada arin caafimaad oo cajiiba

Riyada arin caafimaad oo cajiiba

Su’aasha: waad mahadsan tihiin guud ahan webka ugu adeegida fiican bulshada Allah macak waxaan ku riyooday anoo bulshada dadwaynaha kala hadlaaya in aan caasimada aanku noolahay ama magaalooyinka dhinaca biyo xidhaanku kuyaalo ama ay magaaladu biyaha ka hesho ee kaydka biyaha iyo xabaalaha dadka lagu aaso aan dhinac lawada marin ee LAKALA fogeeyo oo kaydka […]

Riyada pastolada oo qofka haysta

Riyada pastolada oo qofka haysta

Su’aasha: ASC WAAD KU MAHADSANTIHIIN SIDA FIICAN EE DAG DAG AH EED NOOGU FASIRTAAN RIYADA NOOGUNA SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WATA PASTOL AD OO XABADEHEEDA EEG EEGAYA NIMAN OO BOLKA RASAASTA KASARAYA MID DHUUNTA U TAALA DHALINYAROO BADAN OON WADA JOOGNO WAANAN ALLAH MAHADLE Jawaabta: Riyada bistoolada waxay tilmaamysaa qofka inuu […]