Riyada anoo shaqada iska casilay

Su’aasha: Asc Daruur.com, waxan ahay shaqaale dawladda ushaqeeya waxanan ka shaqeeya xarun caafimaad waxaanan qaabilsanahay xanuunada macaanka iyo dhiigkarka,, waxaan kuriyooday anigoo shaqadii aan hayay iska casilay, muddo kadib ninkii madaxda noo ahaa markuu ogaaaday go,aankayga waa iga diiday is casilaaddii wuxu inu igu yidhi waa inaad shaqaysaa duruuufwalba oo timaaada! Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada meel saminaar ka socdo oo daaqada lagasoo galayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday ayado arday badan meel joogan aniga qofka ugu dambeeyo oo a ahay mesha simanarka ana ardayda iskugu imadayna waa qol aan laheyd albab waxa laga gala daqada anoo darishadi ka galayo aa jabinaya darishadi ardaydi aa halmar qeeylineso oo dhayan ahmed a jabiye kdb macalinka ilama hadlayo wuu iga amusaya waxana […]
Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha: Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku […]
Riyada Guri silig lagu wareejinaayo

Su’aasha: Asc walaal seetahay Hooyadey baa waxay ku riyootay Guri mar dhexdaas la dhisay iyadoo ay ka eryeyso dhalinyaro guriga kor ka koraayo markaase hooyo waxay idhahday gurigii aan silig ku wareejiyey riyadaas maxaa lagu macneyn karaa Mudane Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad waajihi doontaan arrin gurigiina lala maagan yahay, dhibaato ama qashqashaad idin ku […]
Riyada god weyn dab ka shidan yahay

Su’aasha: Asc wll waxan arkay riyo aan layabay waxan arkay god weyn oow kashidan yahay dab waxa agtagan qof iyo aniga waxa imaday dad oo galaya dabka wanala gudabola waxowleyahay qofku sogala waliga dadkale aya sosocday. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi weyn inuu jiro godkaas dabka ka shidan yahay oo dadka ay galayaan waa macsiyo […]
Riyada dad badan lala dabaalanayo

Su’aasha: Riyo dabasha dad badan lala dabalanayo biyo badan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in dad aad dhex gali doonto oo aad wax la wadaagayso shaqo ama ganacsi ama wax kale oo aad wax ka faa’idayso, guud ahaan riyada waa riyo fiican.
Riyada anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ka shaqaynaya

Su’aasha: Asc waallo wiil aan saxiibo nahay oo wanagsan alle ku xiran ayaa wuxuu ku riiyoday anoo xafiiska Raisalwasaaraha Cusub ee soocdaa aan wali la dooran ka shaqeynaya safar ugu socda Dubai. Maxay noqon karta Riyaadas. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid oo aad yeelan doontid magac, sidoo kale inaad jago heli […]
