Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan

Riyada aabahayga oo i dhufanaya oona ii xanaaqsan Riyada: Asc wllo. Asc wllo waxan xalay ku riiyooday Abahay iyo Adeerkay isla jooga in ay abahay gacan ii qaaday kadib anigana waan ka jawabay gacanta oo an gacan u qaaday muxuu noqon kara fasiirkeeda in waalidkay uu garacay asaga oo wata Ul kadib anigana aan ku […]
Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Su’aasha: asc waxan ku riiyoday abaahey oo dad badan ee ku sugayan bananka qolkiisa asagana uu kaso baxayo gadashooda oo anigana aan jaraanjaro kasoo dagayo oo aan dadki ku leyahay sidan waye sidii loo bahna Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto dhibaato aan weynayn marka aad ka bixi doonto dhibaatadaasna waxay la xiriirtaa dad […]
Riyada aabbaha dhintay oo foox udgoon wado

Su’aasha: Riyo aabo oo dhawr iyo toban sano sii mootan ii yimid isagoo foox udgoon iyo xanar iib keenay carfiga kasoo baxayana aad sanka la raacayso Jawaabta: Riyadan waa bishaaro aad u weyn waxaad helaysaa wanaag oo noloshaada ka dhigaya mid aad u fiican haddii Alle idmo, qofka ku riyoodo aabihiisa dhintay oo riyo ugu […]
Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Su’aasha Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku riyooto adoo abahaaga dhintay Jawaabta Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo, haddii aad ku riyooto abahaaga oo dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu […]
