Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska

Erayada naxariis badan iyo jacaylka xaaska Su’aasha: webka Daruur wad salamn tihiin wadka ku mahadsan tihiin adega bulshada webka dad badan ayaa ka faa’ideysta, su’aal ayaan qabaa hadalka macaan iyo ereyda dumarka ay ka helaan intee in la eg bay samays ku yeelan karaan gabdhaha, dumarka miyay ka helaan hadalka macaan xiliga sariirta ama istiinka […]
Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya Su’aasha: Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka kacsiga maxaa ka yareynaya, taas gabadho badan ayaa ka sheegta qaar bil ayay sidaas ahaanayaan qaarna sanad way gaarayaan ninka ayaa u sabab ah mala dhihi karaa ama gabadha ayaa sabab u ah? Jawaabta: Taas waxay u […]
Su’aalahan naagtayda kusaabsan jawaab iga siiya

Su’aasha: Su’aasha kowaad. 1. Naagtayda hadaanan rabin inay uur qaado biyaha makasoo bixin karaa (withdraw). Haday sabab jirto iyo hadii kaleba. 2. Ayadoosa uur yar leh ma u tagi karaa xaaskayga. 3. Maxay diintu ka qabtaa (baashimaynta ) waxa la yiraahdo ama in labada lamaane ay afka~afka isu galiyaan. Mahadsanid. Jawaabta: 1- Haa way banaan […]
Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan

Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan Su’aasha: Bahda daruur wan idin slay wadna ku mahadsan tihin adega weyn ad ino haysan waxan qaba su’aal, mark kaste waxaa la dhahaa dumarka hadal macaan oo urxoon ayay u baahan yihiin xiliga raxada sariirta, waana wax jiro taas laakin ragana sdaas miyaa hadalo macaan miyay iyagana u bahan […]
Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa

Foorarinta hablaha ninka bahalka weyn ma dhibayaa Su’aasha: Dumarka foorar malagu cuni karaa waxn ka hadalyaa xaaska xalaasha ah wax dhib miyay ka qaadaysaa cafimaad ahaan haddii ninka geedkiisa weyn yahay? Jawaabta: Wax dhib ma laha galamada foorarka ninka inuu xaaskiisa ku sameeyo, wax cudurna lagama qaado, marka ay tahay meesha ninka adeegsanayo xubinta taran, […]
Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada

Dhowr su’aalood ku saabsan raaxada xaaska iyo tan siigada Su’aasha: Asc walla waan kusalaamay shaqada aaad dadka uhaysaan ilaahay haidinka abaal mariyo waxaan rabaa inaad iga jaahil bixiso waxaan arkaa dadka badanaa waxay dhahaan sida ereyada qaar (iga soo gaar tacbaan ayaan ahaye naagaha ayay ku dhahan) Waxaa kale oo ayadana jirto dadka oo dhan […]
Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa

Xaaskayga shuunka maka xiiri karaa Su’aasha: walal waxan maqlay qofkii xaaskiisa farjiga ka eego inuu indhaha beelayo marka waxaan rabaa inan ku weydiiyo xaaskayga shuunka ma xiiri karaa inaan xiiro waxay u baahan tahay inaan si fiican u eego taas dhib miyaa iga soo gaaraya ama waxaa waajib ah iyada inay shuunka iska xiirto iga […]
