Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]
Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay

Cunidda maskaxda waxtarka caafimaad ay leedahay Soomaalida maskaxda ma cunaan, dhaqankooda ayaa sidaas ah. Laakin cunidda maskaxda waa arrin adduunka laga yaqaano oo waddamo badan ku faafsan. Marka hore cunitaanka maskaxda diin ahaan waa xalaal. Taas layskuma haysto, laakin qofka aan ka helin wuu iska dhaafi karaa taas wax dhib ma laha. Halkan waxaan kusoo […]
Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]
Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo

Gabar bikro iyo garoob waayoarag ah farqiga u dhexeeyo Garoob iyo gabar bikro ah guur ahaan waxaa fiican gabar wali aan la guursanin. Gabadha bikrada ah waxay ku fiican tahay nin kale masoo arkin. laakin midda garoobta ah nin ayaa horay usoo guursaday marka waxay isu barbardhigi kartaa ninka hadda iyo midka hore. ninkii hore […]
Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha. wuxuu kaalin weyn ka qaataa koritaanka jirka iyo seedaha. hilibka waxaa ku jiro Burutiin. midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi. sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo […]
Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay. siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]
Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]
