Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa

Hadaan is cadeeyo midabkayga seen kusoo celiyaa Su’aasha: Asc wll ugu horayn waan ku salaamay waxaan ahay gabar waan is cadeeyay wllow markaan is cadeeyay waana nacay oo waan iska daayay wllo aniga dhan kala jaan aay noqday maxaa sameeyaa sidee jirkayga hore kusoo celiyaa. Jawaabta: Daawada laysku cadeeyo dhibaatooyin badan ayay maqaaka gaarsiisaa, marka […]

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay Sanka maxaa qaliin qurxin loogu sameeyaa. Sanka wuxuu ka mid yahay xubnaha wejiga ugu muhimsan miisaabka quruxda kaalin weyn ayuu ka qaataa sanka. noocyo badan ayuu leeyahay wuuna kala qurux badan yahay nooca dheer oo ah goobo leh iyo midka aan goobada lahayn nooca baiiqsan oo ballaraan isagana noocyo badan […]

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa. laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan. quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay. Quruxda ragga  waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda […]

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka

Sida loo doorto gacalisada mustaqbalka Gabadha   waxa lagu doorto waxa ugu horreeya waa diin laakin marka diinta lagasoo reebo meelahan ayaa laga eegayaa:Gabar marka aad guursanayso waxaa lagaa rabaa inaad ka eegto dhowr waxyaabood kuwaas oo loo qeybinayo labo waxyaalo waa wax aan la taaban karin sida  dabeecadda iyo akhlaaqda hadalka macaan sheekada qurxoon qosolka […]

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka. ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag. qof aan ceeb lahayn […]

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Cayilka dhibka uu qofka u keeno

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa   Aqoonyanno u dhashay dalka maraykanka ayaa daraasad cusub soo saaray iyagoo sheegay cayilka inuu xiriir la leeyahay cadaadiska dhiigga oo kordha, waxay sheegeen inay keenayaan wadnaha oo si kedis ku istaaga, siiba dhalinyarada oo horay waxaa loo malayn jiray dadka waaweyn keliya. Webka lagu magacaabo HealthDayNews oo kasoo […]

Cuntada cayilka jirka u keenta

Cuntada cayilka jirka u keenta

Cuntada cayilka jirka u keenta Protein-rich foods, as well as important vitamins to the body Cuntada burutiinka iyo vitamiinka u leh jirka ayaa keenta cayilka. Foods that lead to obesity waxaa ka mid ah hilibka iyo caanaha iyo dhamaan wixii laga sameeyo caanaha. sidoo kale macmacaanka isaga cayil ayuu keenaa, qofka rabo inuu dhaqsi u […]