Qabiilka Soomaali ugu xun halkaan ka ogow

Qof kasta Soomaali wuxuu rabaa in qabiilkiisa xukumo dalka, qof kasta soomaali wuxuu rabaa in beeshiisa ay noqoto midda ugu hantida badan. qof kasta soomaali wuxuu rabaa in reerkiisa ay noqdaan kuwa u lacagta badan. marka yaa somaali ugu xun qabiil ahaan? jawaabta meel kale haka raadinin qaabilka ugu xun waa midka sifooyinkan leh: qabiilka […]
Yaa dhisi kara Soomaali Who can build Somalia?

Somalia needs different people Yaa saxsan? waa su’aal jawaabteedu adag tahay waxaana ka jawaabi karo qof aan qabyaalad ku jirin waana la la’yahay qof soomaali ah oo aan qabyaalad aaminsanyn amin arts maalmahaan wuxuu shiika ku hayaa guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Mursal Ilaa iyo hadda ma cadda xaalka soomaaliya qof warkiisa la qaadan karo ayaan jirin […]
Koonfur Galbeed Loollanka ka jira The Great conflict

The upcoming elections in south-west Somalia Waxaad mooddaa in ay soomaali oo dhan ku kooban tahay koonfur galbeed maanta waxaa ka socda loollan adag koonfur galbeed dowladda federaalka waxay wadataa dad u gaar ah sidoo kale dad kalena waxay wataan dad iyaga u shaqaynaya sheekada kama marna qabyaalad. dadka kasoo jeeda dhulkaas waxay u arkaan […]
Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida There is a big difference between the tribe and tribalism Soomaali ilaa iyo hadda waxay la burbursan tahay qabyaalad. Qabiil iyo qabyaalad farqi weyn ayaa u dhexeeya, dadka inay kala qabiil ahaadaan waa wax caadi ah, qabiil waligii buu soo jiri jiray, laakin qabyaalad ma aha waxa caadi ah. Diinta […]
