Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]
Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed. dil iyo dirir ayay isku hayaan. marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay. sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay. reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka. haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda […]
Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video

Farmaajo hadalkiisa maxaa laga fahmayaa daawo Video Farmaajo hadalka uu jeediyay sida ka muuqata waa hadal malab oo kale ah. laakin qofka si qoto dheer u eego wuxuu dareemayaa inuusan sidaas ahayn. Farmaajo inta uu madax yahay immisa qarax dhacday immisa jeer uu safray aaway ballanqaadyada uu sameyn jiray. hadal badan haan ma buusho ayaa […]
Labo nin Hawiye iyo Daarood kala ah oo xabsiga dadka waalan la dhigay Canada

Labo nin u kala dhashay Hawiye iyo Daarood ayaa isku dagaalay magaalada Toronto ee dalka Canada. waxay isku dagaaleen meel qaxwo laga cabbo. fadhi ku dirir ayay haayeen. labada nin si fiican ayay isu garaaceen. waxaa yimid booliska dalka Canada wuxuu qabtay labada nin. waxaa lasoo saaray maxkamad . Qaadiga ayaa wuxuu u yeeray labada […]
Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay?

Qaraxyada Muqdisho maxaa soo badiyay? Dalkan Soomaali lagu magacaabo marka aad si fiican u fiiriso dadkiisa waa dad lala yaabo. Ma fahmaysid waxa ay rafaadka u jecel yihiin. Ma jiro ama waa yar yahay qof Soomaali ah oo oggol inuu daacad noqdo. Qaraxyada Xamar kusoo batay waa qaraxyao qorsheysan oo loogu talaggalay soomaali in lagusii […]
Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado

Soomaalida waxay isku haystaan wax laga soo tagay, waxaas oo ah in qabyaalad laysku dagaalo, aduunka waxaad arkaysaa ummado ka kooban intaas koomiyad oo ku kala hadlo afaf kala duwan haddana nabd kuwada nool. Roodo Af jano oo ah Wadaniya Soomaaliyeed waxay si fiican uga hadashay Kalmadtilmaamayso macne dan weyn laga leeyahay oo Baryahaan Danbe […]
Ilhan Omar: qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video

Dadka soomaaliyeed hal cudur ayaa dib u dhigay. cudurkaas qof kasta ayaa garanayo. waa qabyaalad, qofka waxaa lays weydiiyaa cidda uu yahay. sidoo kale meesha uu kasoo jeedo, laandheer miyaa. isku qolo maan nahay, waxaas ayay soomaali ka helaan. Ilhan Omar waa gabar somaliyeed oo baarlamaanka maraykanka ku jirto, ma aha inaad qabiilkeeda fiiriso, waa […]
