Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda

Waxaan ahay nin qurux badan laakin ma jecli noloshayda Su’aasha: Nio waxaan layaabay aniga waxaan ahay nin qurux badan laakin sidaa u qurux badanahay ma jecli noloshayda in ay u qurux badnaato Mar kasta geerida markaa maqlo waan ku farxaa wax walba oo xun waan niyastaa waana ku farxaa Waxaan xuriir la lee yahay gabar […]
Sida loo daaweeyo niyadjabka iyo walwalka xiliga qorraxdhaca

Sida loo daaweeyo niyadjabka iyo walwalka xiliga qorraxdhaca Su’aasha: asc wr wb bahda daruur waa idin salaamey waxaan isku arkaa xiliga qoraxda ay sii dhici rabto wan iska murgaa wan iska niyad jabaa macno daro welwel lajira maxey tahey arintaasi maxeysa noqon kartaa Jawaabta: Xaaladda aad shegayso waa xaalad nafsi ah, waxaa loo yaqaanaa afka […]
Niyad jabka sida loo daaweeyo

Niyad jabka sida loo daaweeyo Su’aasha: Walale waxan Ahay will Dalan yaro Ahh Waxanaa qabaa xanun ladago Niyad jab Waxaan Amiin sanahy inan waxbo qabsani kariin ee maxan sameyaa walalo isheg Adigo Rali eh. Jawaabta: Cudurka niyadjabka waa cudur nafsi ah, wuxuu la xiriiraa nafta aadanaha, qofka asoo awood leh ayuu aaminayaa inuusan wax taraynin, […]
Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha lagu garan karo qofka ay waalli usoo dhowdahay ama qofka waalan rabo. Waalashada waxaa ugu xun midda maskaxda isku dardarsanta oo aan jinka ahayn. middaas inta badan qofka waxay qabsataa marka uu aad wax u jeclaado wixiina waayo. waxaa jira dad gabar u waashay sidoo kale waxaa jira dad lacag u waashay. qofka wuxuu […]
