Naag la qabo oo nin kale waddo

Naag la qabo oo nin kale waddo Su’aasha: Waxaa jirta xaas aad aan u jeclahay laakin waxaan ku arkay waayahan dambe inay nin kula sheekaysato barta whatsapp marka hore waan ka shakisanaa laakin waxaan baaray taleefankeeda markaas ayaan arkay iyadoo loo soo dirayo massagyo badan oo jacayl ah waliba yaab badan marka aad baan uga […]
Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay Qiso yaab badan, waa qisadii ninka naagtiisa garaacayay. waxaa la sheegay nin ayaa xaaskiisa ku garaacayay ul. waxaa soo maray asoo naagta garaacaya nin oday waayaarag ah. wuxuu ku yiri usha xoolaha ayaa lagu garaacaa ee naagaha naag kale baa lagu garaacaa (wuxuu ka wadaa haddii naagtaada ay ku dhibto haweeney […]
Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin

Naagaha sheekooyinka jecel dhibkan ayay leeyihiin Naagaha sheekoyinka jecel labo nooc ayay noqdaan. nooca koowaad: waa dumarka sheekada jecel laakin oo ah kuwa caqli badan oo diin leh, mana la sheekystaan nin xaaraan ka ah marka la guursado kana fogaadaan raga ajnabiga ka ah inay la sheekaystaan. nooca labaad: waa gabdhaha sheekada jecel xitaa haddii […]
Ninkayga naag ayaan ku arkay ma iska furi karaa

Su’aasha: Waxaan arkay ninkayga what-sup oo naag qaraabo aan nahay la xiriiraayo waxaan arkay waxyaalaha ay usoo dirtay hadalada ay ku hadlayso isagana siduu ugu jawaabayo waxaan dareemay jacayl inuu ka dhexeeyo labado waxaan ugu shakisanahay inay saaxibo yihiin hoose yihiin waxaan rabaa inaan ogaado diinta maxay ka qabtaa ninkaas inaan iska furo. Jawaabta: Marka […]
Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto

Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto Waxaa jirta murti oranaysa: (المرأة التي تحب اثنين، تخدع كلاهما وتضحك المرأة متى تمكنت، ولكنّها تبكي متى أرادت وعندما تصمت المرأة، فاعلم أنّها تدبر لمكيدة، والمرأة كذلك نصف الحياة، إذا كانت مخلصة لزوجها) (Naagta labada nin jecel labadaba way khiyaanaysaa waxayna qoslaysaa markay […]
