Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay

Waa maxay lacagta Bitcoin sideena lagu helaa

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay? Bitcoin waa lacag koodh leh oo la sameeyay sanadka 2008-kii, waxaana sameeyay koox aan la garanaynin cidda ay yihiin. Adeegsiga lacagta Bitcoin wuxuu bilowday sanadka 2009-kii waxaana loo sameeyay Application oo open source  ah. Bitcoin waa lacag dijitaal ah aan lahayn saldhig iyo bangi dhexe, qofka waxaa loogu […]

Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya

Qofaan lacag ka cunay tiradana ma ogi ila taliya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya lacag xaraam uu qof leeyahay baan cunay marka lacagta tiradada ma aqaano sida aan ku bixi kara tusaale xoolaha qofka laha wuu jooga haddan u sheega waxan ka cabsanaya in uu igu dhaga anigana hadda gacanta kuma haayo inan bixiyana waan raba sidee ku bixiya lacag aan aqoonin tiradeeda […]

Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo

Ma soomi karaa si lacag aan cunay u gudo

Su’aasha: Asc wllo. Walal waxan ka raba Talo waa midii alle waxan cunay lacag xaraam ah ninka aan ka cunay lacagta inaan u tago ii caafi ma dhihi karo waan ka cabsanaya Tankale waan ka towbad keenay inan mardambe cuni doonin lacag xaraam ah. Haddana ma awooda inan lacag celiya ma haysto lacagta aan ku […]

Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Su’aasha: Asc Asc wallo waxan kaga bahanahay talo yar in aad isiiso madama talaada ay tahay mid diinii ah waxan ahay wiil dhalinyaro ah waxan lacag yar oo xaraam ah ka cunay wiil aan saxiibo nahay lacagta waxan raba inan u celiya balse sidaan ugu celiya aan ku dhaha lacagtas waan ka cunay ii caafii […]

Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo

Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo

Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo Qofka marka aad wax deemiso oo ay ku adag tahay inuu deynta gudo waxaa habboon inaad ka fududeyso ama inaad u dhaafto hadaad ka maarmi karto lacagta aad ku leedahay ajir weyn ayaa laga helayaa arrinkaas axaadiis iyo aayado ayaa tilmaamaya wuxuu yiri Alle: (وَإِنْ كَانَ ذُو عُسْرَةٍ […]

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa Tuugsiga waa dhaqan aad u liito, diinta islaamka aad bay u reebtay. Qofka muslinka waxaa la amray inuu shaqeysto oo ka fogaado tuugsiga iyo shaxaadka. Qofka marka uu u barto dawarsiga lacag kaste uu helo kuma qancayo. wuxuu rabaa keliya inuu gacanta u hoorsado dadka. waa cudur xun, […]