Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya

Dareenka ninkayga waa yar yahay ila taliya Su’aasha: Walalayan waxan ahay xaas ninkayga waxaan ku arkay dareen yari waagii hore sidaas ayuu ahaa laakin hadda wuu kaso daray waxaa laga yabaa bishii hal mar inaan ka helo galmo anigana ma rabo inaan qalad galo ama nin kale aan ku dhaco wayo dareenkayga aad bu u […]

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa

Kaniiniga Fiyagaraha dadkee buu dhibaa Su’aasha: Wan idin salamay SCW waxan ahay nin 32 jir ah waxan isku arkay marka an xaaskayga u galmoonaya inuu guska iga damayo asoo gudaha cambarka ku jira  waagii hore sidaas ma ahayn ilaa aan ka biyabaxo wuu ii taagnaan jiray, marka arinkaas maxaa la dhihi karaa.   teeda kale […]

Kacsiga goormuu cudur noqdaa

Kacsiga markuu jirro noqonayo

Kacsiga goormuu cudur noqdaa Kacsiga markuu xadka ka baxo ma cudur buu noqdaa? Waa su’aal ay dad badan weyddiiyaan? Marka hore inta aan laga jawaabin su’aashaan waa maxay kacsi ? Kacsiga waa dareen ku abuuran raga iyo haweenka oo keenaya inay xubnaha taranka wiilka iyo gabadha ay u baahdaan galmo taasna waxaa sabab u ah […]

Waa maxay kacsiga beenta

Waa maxay kacsiga beenta

Waa maxay kacsiga beenta Su’aasha: su’aal aan qabaa waxaan maqlaa mararka qaarkooda kacsiga beenta hadaba ma iga jaahil bixin kartaan kacsiga benta maxaa kaga wadaa. Jawaabta: Sida la og yahay kacsiga waa midka wadaya nolosha guurka ama raaxada guurka oo qancisa ninka iyo xaaskiisa. haddaba muxuu yahay kacsiga beent? kacsiga beenta waxaa laga wadaa kacsiga […]