Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa

Ninka geedka maxaa ka jilciya iyo daawada adkeysa Maxaa ninka geedka ka damiya maxaase daawo u ah Maxaa keena ninka inuu geedka ka damo markuu galmada ku jiro. Waxa ugu weyn oo ninka ka damiyo geedka waa walwalka ama cabsida ama isku kalsoonaan la’aanta raga qaarkii marka ay xaaskooda u galmoon rabaan waa taagan yahay […]
Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso Su’aasha: waxaan maqlay saliid seytuun aad bay ugu roon tahay galmada arrinkaas maxaa ka jira hadii ay se jirto arintaas sidee loo adeegsadaa. Jawaabta: Saliidda seytuunka waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xididaha dhiigga, waxay waasicisaa xididaha dhiigga mara, sidaa awgeed dareenka ayay kordhisaa taasna waxaa […]
Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings

Raga dareenka badan maxaa daawo u ah lots of men feelings Su’aasha: Asc marka hore walaal waad ku mahadsantihin shaqada aad u haysaan bulshada جزاكم الله خير الجزاء Suaashaydu waxa weeye wll kacsigayga ayaa aad u daran ma siigaysto hada filiman xun xun ma daawado alx , cunto nafaqo lehna ma cuno , xataa xaas […]
Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan Waxaa laga digaa sheekooyinka kacsiga u keenaya raga iyo dumarka, waxaa la sheegay qofka markuu akhriyo sheeko galmo ku saabsan maskaxdiisa waxaa fariisanaya dareen la xiriira sheekada uu akhriyay, tasoo keenaysa inuu qofka kacsi dareemo uu marka xubnihiisa taranka ay sitaagaan oo dhiig kasoo buuxsamo markaas ay ka […]
Sheeko wiil ku dayay xaaska abtigiisa waxaana sabab u ahaa yar saaxiibkiisa

Sheekadan waxay tilmaamaysaa dhalinyarada in wax xun dhexmari karo. Wiilasha qaar waxay gali karaan arrimo xunxun. Wiil jiro labaatan iyo labo sano ayaa la saaxiibay wiil kale sagaal iyo toban jir ah. Wiilka wuxuu u imaan jiray mar walbo saaxiibkiisa. Wiilka sagaal iyo toban jirka wuxuu la degganaa abtigiisa. Inta badan abtigiisa guriga uma badnayn. […]
