Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman

Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran

Kacsiga dumarka iyo kan raga yaa daran feeling of man & woman Su’aasha: Waxan maqlay naagaha raga ayay ka kacsi badan yihiin laalkin xishood ayaa lagu asturay marka hadalkan ma waxaa laga qaadanaa haweenka inay ka qooq badan yihiin nimanka, waxan rabaa inaad iga jaahilbixisaan arintaas fadalan jawab. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa dadka inay […]

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan Su’aasha: Ma jiraan astaamo lagu garto naagaha kacsiga badan , waxaan maqlay buugaag ayaa jirta oo ka hadlayso astmaaha lagu garto dumarka dareenka badan hadaba waa maxay bbuugaagtaas maxaa ka jira arintas, fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa. Jawaabta: Marka laga hadlo qofka waxa ku saabsan dareenkiisa gudaha way adag […]

Sida lagu garto xaaska qooqan

Sida lagu garto xaaska qooqan

Sida lagu garto xaaska qooqan Dumarka iyo raga isku mid ma aha xagga xishoodka haweenka waxaa ku abuuran xishood badan marka loo eego raga. xaaska haddii ay galmo u baahan tahay toos uma sheegan karto, maxaayeelay waxay ka baqaysaa in lagu tuhumo inay xun tahay. Bulshadaha badankooda waxay aaminsan yihiin dumarka galmada nimankooda ka dalbado […]

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan

Akhriska sheekooyinka kacsiga leh waxa ay keenaan Waxaa laga digaa sheekooyinka kacsiga u keenaya raga iyo dumarka, waxaa la sheegay qofka markuu akhriyo sheeko galmo ku saabsan maskaxdiisa waxaa fariisanaya dareen la xiriira sheekada uu akhriyay, tasoo keenaysa inuu qofka kacsi dareemo uu marka xubnihiisa taranka ay sitaagaan oo dhiig kasoo buuxsamo markaas ay ka […]

Kacsiga goormuu cudur noqdaa

Kacsiga markuu jirro noqonayo

Kacsiga goormuu cudur noqdaa Kacsiga markuu xadka ka baxo ma cudur buu noqdaa? Waa su’aal ay dad badan weyddiiyaan? Marka hore inta aan laga jawaabin su’aashaan waa maxay kacsi ? Kacsiga waa dareen ku abuuran raga iyo haweenka oo keenaya inay xubnaha taranka wiilka iyo gabadha ay u baahdaan galmo taasna waxaa sabab u ah […]