Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa

Ninka meeqa jeer ayuu biyabixi karaa Su’aasha: Su’al ayan raba in kayga jawabo ninka meeqa jeer aa laga rabaa inuu galmo sameyo teda kale maxaa keeno ninka inuu si dhaqsi ku daalo ama inuu geedka ka damo asoo shaqada galmada ku jiro ma jiraan raga aan daalin. Jawaabta: Taas waxay u noqonaysaa qofka intuu galmada […]

Kacsiga Hurdo la’aan miyuu leeyahay?

Kacsiga Hurdo la'aan miyuu leeyahay?

Su’aasha: Waxaan isku arkay hadaan kacsado hurdada igu adkaata habeenkii dhan waan soo jeeda saasey tahayna nin doob baan ahay ilaa aan ka siigeysto hurdo iga soo dhici meyso markaan tuurto baan xoogaa nafis iyo hurdo helaa sow lama orankaro siigadu waxay caafimaad u tahay iskaabulada. Jawaabta: Ninka marka uu kacsado hurdada way ku adkaanaysaa […]

Gabar 16 jir an ahay cajiraha an isku qabtaa dhib miyaa

Gabar 16 jir an ahay cajiraha an isku qabtaa dhib miyaa

Gabar 16 jir an ahay cajiraha an isku qabtaa dhib miyaa Su’aasha: Aniga gabar 16 jir an ahy walal daren xog badanan leyhay qoyan badan aya igaso baxo markan nin so xasuusto ama an arko flin raxo leh, daren xoog leh siilka i barara wuuna bodboda klayl ayu nqon nasah aya i tagma markan cajira […]

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba Su’aasha: Su’aal ayaan qabaa markaste waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba. Jawaabta: Naagta inay kacsi dareento waa wax ku abuuran jirkeeda, gabdhaha heerer kala duwan ayay ka taagan yihiin dareenka kacsiga, adiga saad sheegtay markaad nin aragto kacsi ayaad dareemaysaa, marka kacsigaaga ayaa […]

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

blank

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa Su’aasha: Qumanka iyo finanka inuu u fiican yahay ayaan maqlay diinsiga waan isticmalaa shaaha ayaan ku darsadaa ee ma u fiican yahay raganimada mise dhib ayuu u keenaa. Jawaabta: Diinsiga ama diinsaha ama diinsida qoloba si bay ugu dhawaaqaan, wuxuu ka mid yahay daawooyinka geedaha dabiiciga ah oo u roon jirrooyin […]

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin Jawaabta: Asc in tabadan ninka marki wuxuu sokaca hurdada isago kacsan guskisana aad u tagan yahay marka dumarkana miyay laqaban oo  iyagoo hurda miyay kacsadan waxaan maqlay naagta habeen marki ay seexata dareenkeda wuaiyada. Jawaabta: Kacsiga ninka marka uu hurdada kasoo tooso wuxuu tilmaamayaa caafimaadka wadnaha […]

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay Su’aasha: Walaal waxaa igu Badan kacsiga mar walba Hdii aan Gabadh niyada Ku qabto waan Kacsanayaa mararka qaar marka aan Niyad aHaan si saaid aH isku wada raaciyo waan Biya baxaa aniga oo aan wxba ficil aH aan samayn kaliya aan niyeystay caado kale oo aan sameyana ma […]