Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara

Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara Su’aasha: Hada Labo sano Ayaan Ka Joogaa Lakin Waxa iigu Daran Ayaa Ah Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Malaga Yaabaa Inaan Qaab Dabeci Ah Uga Soo Kabto Mida Kale Xubinkayga Qalooc Ayuu Galay Miyuu Utoosayaa Qaab Dabeci Ah Anoona Wax Masaaj Samayn Jawaab Wacan Dr Jawaabta: Qalooca uma […]
Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer Su’aasha: Asc bahda daruur salan kadib Waxan isku arkay xiliga galmada inu bahalka aad iiga adkaado sida inu qarxi rabo cml walibana saaid dareenkayguna uukasidarayo markasto biyabaxo noqnoqoshadayduna waa saaid ilen maba damayo ilaa aan kabaqo inu dhig iga yimado aan ano usi bahan iska daayo xataa mararka […]
Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa

Kulaylka geedka ninka markuu dansan yahay dabiici miyaa Su’aasha: Niyow guskayga asagon kacsabeyn ayuu aad u kuluulyahay maxa sababa jirka intiisa kale saas maha ruuxa intuu kacsan yahay ayuu qooqan yahan Mise gangarkisa ila guurkisa wuu qoqan yahay Hadi u xaraanta iska ilaliya Mida kuleylkas dumarka madareeman xaga siilka Mise raga kale Jawaabta: Kulaylka geedka […]
Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa Su’aasha: Nio maalmahaan waan caatoobey qofkasta inaan cantoobo iisheega sababtuna ani waxan ku fasirtay kacsi saa id aan dareema hadana waa iska ilaaliyaa ina siigesto arintaas armey tahay sxbw Jawaabta: Kacsiga daran qofka wuxuu ka joojiyaa cuntada sidoo kale aad buu u fikiraa taas waxay keenaysaa caatanimo, marka xiriir […]
Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa

Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa Su’aasha: Cudurka mayiiko sidee laysaga daaweyn karaa hadaanba qof dumar ah arko wankacsana shardi Uma aha inan fiiriyo xita agteyda haday marto wankacsana dumaro dhan Ayan sida kanoqday hayarato xita gabdhaha aan qangarin Sido kale maxarimta xita walalahay. Jawaabta: Waxa soomaalida ay dhahaan mayiiko ama mayiikada waa cudur nafsui […]
Cudurka kacsiga goormuu dhalinyarada ku dhacaa

Cudurka kacsiga goormuu dhalinyarada ku dhacaa Su’aasha: Wad kumasantihiin sida aad iguso jawabten Ponograghy iyo siigada Ayan aad usameyn jiray hada wan joojiyay mudona masameyn lakin waxaan isku arkay dumarka Ayan xasasiyad kaqaday markan haweenay arkaba jiray Ayan kakacsada qoyan Ayan iska darema xata haday xijabantahay Oo ay astuurantahay waayo cawradeda Aya isawirmayso marka sideyn […]
Gabar 25 jir ayaan ahay oo kaluunka kiciyo ma guursan karaa wiil 19 jir ah

Su’aasha: Asc wll waxaan ku waydiinayaa kaluunka maado sidee ah ayaa ku jirto waxaan ahay gabar doob ah wll markaan cuno kaluunka daasadaha wll habeenkii waan siigaystaa Lkn hadaanan cunin oo cuntooyinka kle cuno caadi ayaa ahay ayaan waa raagi karaa lkn kaluunkaas ma cunay habeenkii siigo biuaha ayaa iska bixiyaa Mida kle guurka dhan […]
