Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya Su’aasha: asc waxan jiraa 18 sano lkn sigada waxan wadan ilaa iyo 4 sano cml marka hadii aan iska dayo sigada malaka yabaa inan sideda hore oku labto doctro su ashaa ayan qabaa. Jawaabta: Fursad weyn ayaad haysataa waxaa kuu fiican hadda […]

Waxaan jiraa 17 sano Waxaan siigada bartay 4 sano kahor i caawiya I need help

Waxaan jiraa 17 sano Waxaan siigada bartay 4 sano kahor i caawiya

Waxaan jiraa 17 sano Waxaan siigada bartay 4 sano kahor i caawiya I need help Su’aasha: Waxaan jiraa 17 sano Waxaan siigada bartay 4 sano kahor wali ma joojin mar walpo jooji is dhahaaa hdana dareenka iga tanbato wll oo anigoo sameeyay is arkaa wll sideen u joojiyaa caadadaas? Siigada ah. Jawaabta: Walaal si fiican […]

Habka loo joojin karo siigaysiga How to stop bad habits

Habka loo joojin karo siigaysiga

Su’aasha: Waxaan ahay Dhibane udhiban Aafada / Cudurka loo yaqaano siigada Markasto waxaan is dhahaa Iska Dhaaf waxaan mafiicne waxey kuu horseedi kartaa Mustaqbal Xumo Aad kashalayso Falka Waan kudhacaa yacnii Waan siigeystaa Oo Sheydaan ayaa Iimaceeya markaan siigeysto waan Shalaayaa Iska Dhaaf ayaan Iska dhahaa Waana Iska dhaafi Kari la’hay Marka Walal maxaad Igula […]

Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Talaabooyin aan naftayda ku nacsiin karo siigada iyo daawashada filimada qaawan?

Su’aasha: Walaal mararka badan waanka taxadaraa inaan siigeysto hadana markey i qabatinto bahasha maba lihi awood aan ku xadido rabitaankeyga siigada ayaa saa’id sidaasna waxaan adeegsadaa anoo muuqalada galmada daawanaya ayaan ku biyo baxaa marka waxaan rabay naftayda miyaan nacsiin karaa siigada sideese u nacsiin karaa waan arkay qoraalo badan oo aad arintaas kaga hadasheen […]

Markaan siigeysto ka dib waxaan dareemaa nafis maxaa u sabab ah?

Markaan siigeysto ka dib waxaan dareemaa nafis maxaa u sabab ah?

Su’aasha: Walaal waxaan ahay nin doob ah hadana badanaa waa iska ilaalilyaa siigada sidaas ay tahayna marka aan saa’id u dareemo kacsi waali ah oo siigeysto ka dib waxaan dareemaa daganaan hurdo iyo nafis marka sow lama dhihi karo siigadu waa caafimaad jirka wasaqdiisa layskaga bixiyo. Jawaabta: Qofka marka biyo ka baxaan waa la og […]

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Sidee go'aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga

Sidee go’aan adag looga qaadan karaa caadada siigeysiga Su’aasha: Walaal waxaan ahay nin doob ah, badanaa waxaan isku dayaa inaan caadadan siigada la leeyahay aan iska jaro inkastoo aan u badnayn hadana isbuuc hadaan ka go’aan gaaro waxaan isku arkaa anoo howshii wado isbuuca kale mida kale ee ii sahleysa waxay tahay waxaan daganahay guri […]