Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Su’aasha: Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma […]
Fasirka riyada jinka maxay tahay

Fasirka riyada jinka maxay tahay Riyada: Waxan ku riyoday anigo qof dilaya iyo sadex nin oo gaagaaban oo madaw Iyo hooyaday iyo caruurtayadi oo jin galay iyo sadexda nin ee madmadow oo uu galay jinku ina eryanayanaya oo isleh fila. Fasirka: Riyada si faacan uma caddeynin, laakin guud ahaan jinka marka lala dagaallamayo waxaa lagu […]
Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Su’aasha: Waxaan maqalnaa oo mararka qaarkood aflaamta hindiga aan ku daawanaa iyadoo la leeyahay filim ka sheekeynaayo qof dhintay hadana isagoo reer aakharaad ah, dadka dilaayo. Marka waxaan ku wareeray in ayihiin wax jira heer aaqaraadka iyo ruuxaanta la sheego arintaasna diintu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Sharciga islaamka ma qabo waxaas, mana aha in la […]
Malaa’igta adduunka wareegto goobta ay tagaan

Malaa’igta adduunka wareegto goobta ay tagaan Malaa’igta waxay qabtaan shaqooyin kala duwan qaarba wax bay qaabilsan yihiin, waxaa jira malaa’ig wareegta aduunka oo taga meelaha ama goobaha Alle lagu xusayo. Malaa’igtaas waxay ka mid yihiin malaa’igta raxmada ama naxariista waxay ag fariistaan dadka mu’miniinta oo Alle xusaya, wuxuu yiri rasuulka – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa […]
