Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Ruuxaanta ama heer aakharaadka wax jira ma yihiin

Su’aasha: Waxaan maqalnaa oo mararka qaarkood aflaamta hindiga aan ku daawanaa iyadoo la leeyahay filim ka sheekeynaayo qof dhintay hadana isagoo reer aakharaad ah, dadka dilaayo. Marka waxaan ku wareeray in ayihiin wax jira heer aaqaraadka iyo ruuxaanta la sheego arintaasna diintu maxay ka qabtaa? Jawaabta: Sharciga islaamka ma qabo waxaas, mana aha in la […]

Malaa’igta adduunka wareegto goobta ay tagaan

Malaa'igta adduunka wareegto goobta ay tagaan

Malaa’igta adduunka wareegto goobta ay tagaan Malaa’igta waxay qabtaan shaqooyin kala duwan qaarba wax bay qaabilsan yihiin,  waxaa jira malaa’ig wareegta aduunka oo taga meelaha ama goobaha Alle lagu xusayo. Malaa’igtaas waxay ka mid yihiin malaa’igta raxmada ama naxariista waxay ag fariistaan dadka mu’miniinta oo Alle xusaya, wuxuu yiri rasuulka – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa […]

Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha qofka waalan rabo lagu garto

Astaamaha lagu garan karo qofka ay waalli usoo dhowdahay ama qofka waalan rabo. Waalashada waxaa ugu xun midda maskaxda isku dardarsanta oo aan jinka ahayn. middaas inta badan qofka waxay qabsataa marka uu aad wax u jeclaado wixiina waayo. waxaa jira dad gabar u waashay sidoo kale waxaa jira dad lacag u waashay. qofka wuxuu […]