Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay Su’aasha: waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa […]

Kasbashada qalbiga dumarka

Kasbashada qalbiga dumarka

Kasbashada qalbiga dumarka Su’aasha: waxan ahay nin yar oo hadda guursan raba waxan donaya inaan kasbado qalbiga xaskayga, waxan maqlay dumarka qabab fiican ayaa jira oo qalbigooda lagu kasban karo ma ii sheegi kartaan. Jawaabta: Waxaa jira wax dadka oo dhan lagu kasbado iskaba daayee haweenka, waxaa wanaagga qofka dadka u qabanayao haddaad tahay qof […]

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay Su’aasha: Walal wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, waxan rabaa inaad ila talisan ninkayga waa nin fiican oo wanagsan oo dadka jecel laakin aniga igama helo sheekadayda kuma socnayso dumarka kale markuu la hadlayo farxad ayuu dareemaa mararka qaar hablaha wuxuu kula sheekaystaa whatsapp waxaan arkaa siduu uga helo […]

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel Inta badan waxaa ka dhex dhasha hooyada iyo xaaska maseyr iyo xasaasiyad, marka uu ninka guursado, taasna waxaa sabab u ah jacaylka, hooyada oo u malaynayso wiilkeeda jacaylka uu u qabo xaaskiisa cusub mid halis ku ah jacaylka iyada iyo wiilkeeda ka dhexeeya, sidoo kale xaaskiisana […]

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa Su’aasha: Waxaa su’aal iga ah ka waran haddii xaskaaga ay nin kale jeceshay oo ay kuu sheegeyso maxaad sameyn lahayd siiba marka aad qalad ka gasho waxay dhahaysaa aniga ninkaas ayaan jeclaan jiray hadana waan jeclahay teada kale  malaga yaaba inay aniga igu dhibayso oo ben ay […]

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka. ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag. qof aan ceeb lahayn […]

Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Xiriirka ka dhexeeya ninka iyo xaaskiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado xiriirka ka dhexeeya isha iyo gacanta. gacanta marka dhaawac soo gaaro isha ayaa ilmaynaysa. waayo way dareemaysaa xanuunka soo gaaray. marka ay isha ilmaysana gacanta ayaa tirtirta. sidaa awgeed haddii nin naag guursado waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa u noqdo aabbe iyo hooyo iyo […]