Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray Su’aasha: asc xiriirka jacayl ayaan ku wareeray waxan isku arkay inaan xiiseynayo gabadha markay i jeclatana an nacayo mana ihi qof xumaan ku sameyo gabdhaha waxaas maxa sababay maxana xal u ah. Jawaabta: Qofka caadi ahaan waxaa ku abuuran inuu naag ka helo oo uu jeclaado, laakin diinta islaamka xad […]

Naag daacad ah sifooyinka lagu garto

Naag daacad ah sifooyinka lagu garto

Naag daacad ah sifooyinka lagu garto Naag daacad ah in la helo way adag tahay siiba samankan aan joogno. naagaha hadda nool badankooda waa daneysteyaal oo raga dan ku guursada. ninka marka uu helo naag daacad ah wuxuu helay wax aad u weyn noloshiisa. naag daacad axaa lagu gartaa ninkeeda ayay wanaag la jeceshay hadalkiisana […]

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego

Qofka aad guursanayso meesha laga eego Qofka aad guursan rabto waxaa fiican inaad fiiriso ceebta uu leeyahay si aad ugu qanacdo ceebtiisa ha fiirinin waxyaalaha fiican uu wato sida quruxda iyo hantida iyo qaabka. ha is dhihin qofkan wuu is baddalaa maxaayeelay dabciga in la baddalo waa wax aad u adag. qof aan ceeb lahayn […]

Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Ninka iyo xaaskiisa sida laga rabo jacaylkooda

Xiriirka ka dhexeeya ninka iyo xaaskiisa waxaa laga rabaa inuu ahaado xiriirka ka dhexeeya isha iyo gacanta. gacanta marka dhaawac soo gaaro isha ayaa ilmaynaysa. waayo way dareemaysaa xanuunka soo gaaray. marka ay isha ilmaysana gacanta ayaa tirtirta. sidaa awgeed haddii nin naag guursado waxaa laga rabaa inuu xaaskiisa u noqdo aabbe iyo hooyo iyo […]

Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya

Xiriirka jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta

Jacaylka xaaska iyo raaxada sariirta xiriirka ka dhexeeya Sirta jacaylka xaaskaaga halkaan ka ogow arrimo muhim ah. Inta badan xaaska rag badan ma fahmaan waxyaalaha lagu kasban karo jacaylka dhabta. waxaad arkaysaa nin xaas kale raadinaya ason wali qancinin xaaskiisa hore, waxaad ogaataa sariirta inay muhim tahay in laysku fahmo. waxyaalaha lagaa rabo inaad sameyso […]