Sokorta Ilkaha sidey u halleyso

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso Sokorta badan la cunayo aad bay u saameysaa ilkaha iyo gowsaha, dadka aadka u cuna macmacaanka isla markii ayay la kulmayaan ilka xanuun, sidoo kale sokorta waxay keentaa bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha. qofka wuxuu uga badbaadi karaa, inuu si fiican u nadiifiyo ilkaha marka uu cuno, macmacaanka, duleelka madooban oo […]