Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa

Naagaha fircooniga sidee u tababari karaa Su’aasha: Naagaha fircoonigaa sidee raaxada loo jecleysiya maadaama ay dhibsadaan. Jawaabta: Naag kaste waxay u baahan tahay galmada kahor hadal macaan iyo istiin raaxo badan leh, sidoo kale amaan la amaanayo quruxdeeda, waayo amaanta dumarka kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa raaxada sariirta. Naagaha fircooniga dhammaantooda ma aha kuwa aan […]
Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac

Gabadha Sunna gudka ah tan fircooniga iyo tan aan la gudin midee raaxo mac Su’aasha: Walaal inkastoon aan wali guursan hadana waxaan rabaa inaan ogaado. Midee ku haboon dhanka raaxada markii la fiiriyo sadexdan nuuc ee gabdhaha tan la guday oo fircooniga ah, tan la guday oo sunnaha ah, iyo tan aan la gudin. Teda […]
Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga

Galmada foorarka iyo gudniinka fircooniga Su’aasha: Waxaan maqlay gudniinka fircooniga inuu hablaha dhib weyn u geysto siiba xiliga dhiiga caadada iyo xiliga dhalmada, waxaa su’aal iga ah wasmada foorarka dumarka fircooniga xanuun miyay u keenteen teeda kale aariyo ama neef dhuuso oo kale miyaa ka timaada naagaha u gudun fircooniga. Jawaabta: Sida la og yahay […]
Waa maxay fircooni iyo suni

Waa maxay fircooni iyo suni Waa maxay fircooni waa su’aal dad badan ay raadiyaan marka ay soo galaan internetka. Su’aashaas jawaabteeda way fududahay marka la qeexayo fircooni waxaa laga wadaa gudniin uu jideeyay Fircoon hadafka laga lahaana gudniinkaas wuxuu ahaa dumarka in lagaga baabi’iyo dareenka galmada ama kacsiga. maxaayeelay guudniinka fircooniga waa gudniin laga jarayo […]
Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha

Gudniinka dumarka iyo dareenka gabadha Female Circumcision and Feeling of Girls Gudniinka gabdhaha waxaa laga wadaa in gabadha laga jaro kintirka qeyb ka mid ah waa gudniinka sunniga midkaas, gudniinka fircoonigana waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo faruuraha yaryar qaar baa ka jira gabdhaha faruuraha waaweyn. gudniinka diinta lagu sheegay ma aha midka fircooniga […]
Waa maxay dareen kacsi iyo sababaha xoojiya

Waa maxay dareen kacsi iyo iyo dooc waa maxay sababaha xoojiya Waa maxay dareen kacsi? kacsiga waxaa laga wadaa dareenka la dareemayo xiliga noolaha uu u baahan yahay inuu u tago lamaanihiisa. dareenka marka uu xadka ka baxo waa la dhahaa carabiga shabaq: wuxuu yiri ibnu manduur: (الشبق شدة الغلمة وطلب النكاح، يقال رجل شبق […]
Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa Soomaalida dhaqan ayay leeyihiin oo qaab kale ah, dhaqankaas dalalka qaarkooda ayaa la wadaago waa gudniinka fircooniga. Gabadhaha si xun inta loo gudo ayaa la tolayaa waxaa la xirayaa duleelka cambarka oo dhan wax yar ay ka kaadiso ama dhiigga caadada kasoo baxayo ayaa loo furayaa, waxay […]
