Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u […]

Xaaskayga oo markasta furiin iga dalbata maxa sabab u ah

Xaaskayga oo markasta furiin iga dalbata maxa sabab u ah

Su’aasha: A S C, maanta su’aal aad igu muhim san ban qaba wxa weeyan, gabadh an qabo xaaskayiga mudo 8 sano ayan isla noolnahay marka arima badan o kuwa an macno lahayin iyo kuwa kaleba markan isku yara khilaafno waxay ku dag dagtaa warqadayida isi aniguna wan ka roonada waayo wiil bay idhashay isaga darted […]

Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Nin ayaa naagtiisa hal ku furay kadib rajactu ayu yiri hadana waa furay marlabaad hadana wuu so celiyay hadana mar sedexaad ayuu furay iyadoo cidada uku jirto ma soo celin karaa mise way u dhamatay? Jawaabta: Dalaaqa sedexda haddii uu yahay mid  aan hal mar ahayn oo waqtiyo kala duwan dhacay oona naagta aysan […]

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin

Gabar meherkeeda ka dhigatay in aanan la furin ma furmi kartaa hadii la furo ama la dhalaaqo?

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin Su’aasha: Gabar meherkeeda ka dhigatay in aanan la furin ma furmi kartaa hadii la furo ama la dhalaaqo? Asc walaal waxaan ku weydiinayaa haddii aan gabar is mehersano gabadhuna ay meherkeeda ka dhigato in aanan furin lacalla biri kamaalin haduu afkeyga ka soo boxo furiinkaas maku furmi […]

Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Naag uur leh ma furi karaa walalaayaan diinta maxay ka qabtaa haddii gabar uur leh aan furo dalaaqa ma bici baa iisoo sheegaa mahadsanidiin. Jawaabta: Guud ahaan dalaaqa ama furiinka ma aha wax fiican ninka naagtiisa waa inuu haystaa intuu awoodo haddii lagama maarmaan ay noqoto wax dhib ma ma laha furitaanka. naagta uurka […]

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed. inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha. waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, […]

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Su’aasha Su’aal an qabaa nika hadii uu afkiisa uraayo cadey iyo nadafadna ma rabo diinta maxay ka qabtaa in layska furo fadlan jawa deg deg ayn idin karab mahadsanidin. Jawaabta Ilkaha in cadeysto waxay ka mid tahay nadaafadda diinta islaamka ay amartay, kuna boorrisay muslimiinta inay mar kaste cadeystaan siiba waqtiyada salaadda la tukan rabo. […]