Wiilka aabihiisa inuu naagtiisa ka furo sharciga maa u baneeyey

Su’aasha: Asc wll waxaan ku weydiinaa wiilka aabihiisa muu furi kara gabadha uu qabo, waxaan arkay wiilal gabdhohoodii la leeyahay aaboohood baa u furaya marka tafaasiisha sharciga baneynaya in aabuhu wiilkiisa gabadha uu qabo ka furi karo. Jawaabta: Dalaaqa asal ahaan waxaa xaq u leh ninka naagta qaba, qof kale ma jiro oo xaq u […]
Web Somali ma arkin oo ka hadlaya mas’aladas way dhici kartaa inuu jiro

Su’aasha: Asc wrx wbrt Waa mahadsantihin 2 webstite Aa i siiseen Waan fahmay Balsa waaridka aya fahmen Balsa waxan u baahneen Somali asoo ah ama Webstite Somalia ah Asc wrx wbrt Jawaabta: Walaal waxaa kuu fiican waalidka inaad u sheegto inay u tagaan dad culimo soomaali ah oo toos ugu sheegaya mas’alada siday tahay, aniga […]
Ninka hadduu naagta sedex ku furo ciddada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Ninka haduu naagta furo asoo sedex jeer ku furay oo melo kala duwan ku furay iyadoo cidadeeda aan dhamaanin masoo ceshan karaa mise masoo cesha karo hadii uusan soo ceshan karin nikaax cusub inu sameeyo miyaa meher cusub inuu dhiibo fadlan isoo fahfahiya jazakumalullaahu khayran. Jawaabta: Qofka ma aha inuu dalaaqa ku degdego waayo […]
Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal 1 Dalaaqa u horeyay Qaab sunada wafaqsan bu ku dhacay Oo uur u igu ogyahay bu igu furay 2 aabahey baa u diray o iga so qaday Sidu shegay inu qasab uga so qaday o u is badbadinayay 3 habaryartey bu u tagay asoo dacwo iga ah Aabahey o wadanka […]
Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa

Su’aasha: Asc wrx wbrt Aniga o careysan baa aabahey u diray ninkayga o ku dhahay iga soo qaad dalayga aabahey o caraysan ba ugu tagay hotel Ninkayga jogo u ku noolaa aabahey iyo wadadkayga Kenya be wada jogen Aniga yurub Ninkayga wuxu leyahay aabo Wu caresna o waa ka cabsaday in wax i garsiyo sas […]
Dalaaqa 3xaad o jamaaca kadib dhacay ma dhacaya mise ?

Su’aasha: Asc wrx wbrt Ninkayga ayaa i furay jamaac kadib Caado ma helin Uur ayaa igu so baxay Dalaaqas wa Kii ugu dambeyay Ma dhacaya o nabi maxamed maka sugnaaday Mise Ma dhacayo??? Jawaabta: Sida daliil ahaan u xoog badan dalaaqaas wuu dhacay, xataa hadduu yahay dalaaq bidci ah, culimada saan soo sheenay way isku […]
Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u […]
