Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed. inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha. waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, […]
Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Su’aasha Su’aal an qabaa nika hadii uu afkiisa uraayo cadey iyo nadafadna ma rabo diinta maxay ka qabtaa in layska furo fadlan jawa deg deg ayn idin karab mahadsanidin. Jawaabta Ilkaha in cadeysto waxay ka mid tahay nadaafadda diinta islaamka ay amartay, kuna boorrisay muslimiinta inay mar kaste cadeystaan siiba waqtiyada salaadda la tukan rabo. […]
Shakiga dumarka maxaa dhaliyo

Naagaha guud ahaan marka la guursado aad bay uga shakiyaan nimankooda, naagta waxay ka baqaysaa mar walba in naag kale lala guursado. taas oo keenyasa ninka inuu ka mashquulo naagtiisa, hablaha shakiga way ku kala duwan yihiin, dumar waxaa jiro ninkooda haddii uu guriga kasoo daaho xitaa ka shakiya. shakigaas waxaa laga yaabaa inuu guriga […]
Furiinka laysku qasbo ma dhacaa

Furiinka laysku qasbo ma dhacaa Su’aasha Hadii si qasab ah lagaga furo xaaskaaga idinko is jecel, weliba dagaal iyo dil la idiinla yimaado MA KAA FURMAYSAA GABADHAADU? Waad mahadsan tihin. Jawaabta Marka hore waa inaan ogaanaa wuxuu yahay qasabka Qasab waxaa laga wadaa qofka marka loogu gooddiyo in la dilayo ama dhaawac weyn loo geysanayo […]
