Nin xaaskiisa dalaaq bidci ku furay iyo dalaaq qasab xukunkiisa waa maxay

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal 1 Dalaaqa u horeyay Qaab sunada wafaqsan bu ku dhacay Oo uur u igu ogyahay bu igu furay 2 aabahey baa u diray o iga so qaday Sidu shegay inu qasab uga so qaday o u is badbadinayay 3 habaryartey bu u tagay asoo dacwo iga ah Aabahey o wadanka […]
Dalaaqa haddii ninka lagu qasbo ma dhacaa

Su’aasha: Asc wrx wbrt Aniga o careysan baa aabahey u diray ninkayga o ku dhahay iga soo qaad dalayga aabahey o caraysan ba ugu tagay hotel Ninkayga jogo u ku noolaa aabahey iyo wadadkayga Kenya be wada jogen Aniga yurub Ninkayga wuxu leyahay aabo Wu caresna o waa ka cabsaday in wax i garsiyo sas […]
Dalaaqa bidciga ma dhacaa mise ma dhacayo

Su’aasha: Asc wrx wbrt Walaal waxan u bahanahay Suaal dalaaqa bidciga ah Inu dhacayo iyo in kale Walaal dalaaq dhacay jamaac kadib o a uur iyo caado o la helin Isbuuc dalaqa dhacay kadib uur so baxay Dalaaqas ma dhacay Mise ma dhicin Wa ogahay inu bidco yahay Qaabka u ku dhacay iyo qaabka u […]
Nin xaaskiisa sedex ku furay cidada maku soo ceshan karaa

Su’aasha: Nin ayaa naagtiisa hal ku furay kadib rajactu ayu yiri hadana waa furay marlabaad hadana wuu so celiyay hadana mar sedexaad ayuu furay iyadoo cidada uku jirto ma soo celin karaa mise way u dhamatay? Jawaabta: Dalaaqa sedexda haddii uu yahay mid aan hal mar ahayn oo waqtiyo kala duwan dhacay oona naagta aysan […]
Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin

Meher malaga dhigi karaa inaan gabadha la furin Su’aasha: Gabar meherkeeda ka dhigatay in aanan la furin ma furmi kartaa hadii la furo ama la dhalaaqo? Asc walaal waxaan ku weydiinayaa haddii aan gabar is mehersano gabadhuna ay meherkeeda ka dhigato in aanan furin lacalla biri kamaalin haduu afkeyga ka soo boxo furiinkaas maku furmi […]
Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay

Qiso gaaban gabar WhatsApp guriga ka dumiyay Nin ayaa xaas lahaa aadna wuu u jeclaa xaaskiisa, ninkii wuu ka maqnaa gurigiisa, gobol kale ayuu shaqo u joogay, ninkii mar kaste ayuu xaaskiisa kula sheekaysan jiray Whatsapka, habeen asoo la sheekaysanayo ayuu ku yiri hurdo ayaa i hayso caawa waan daalanahay mar kale ha noo ahaato, […]
Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Naag uur leh ma furi karaa walalaayaan diinta maxay ka qabtaa haddii gabar uur leh aan furo dalaaqa ma bici baa iisoo sheegaa mahadsanidiin. Jawaabta: Guud ahaan dalaaqa ama furiinka ma aha wax fiican ninka naagtiisa waa inuu haystaa intuu awoodo haddii lagama maarmaan ay noqoto wax dhib ma ma laha furitaanka. naagta uurka […]
