Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free Qofka raba inuu afka in ingiriiska si sahlan ku barto wuxuu ka heli karaa webyada loogu talaggalay waxaa jira web aad u fiican oo kaa caawinaya ku hadalka iyo dhegeysiga afka ingiriiska. English Teaching and Learning Materials Free online For Beginners https://www.eslfast.com/ Wuxuu leeyahay heerar kala duwan […]

Sawirka si sahlan uga tirtir background

Sawirka si sahlan uga tirtir background

Sawirka si sahlan uga tirtir background Mararka qaar waxaad u baahanaysaa inaad sawir ka tirtirto background, inta badan waxaa la adeegsadaa barnaamij computer sida Photoshop oo kale ah ama app mobile oo la mid ah photoshop, laakin hadda waxaad awooddaa si sahlan inaad uga tirtirto website-kan adoon dhib la marin. Isticmaalka webkan aad buu u […]

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Sida la og yahay waxaa jiraa qaabab badan lacag lagu heli karo marka internetka la joogo waxaa jira webyo lacag laga sameeyo sida Youtube oo kale. Laakin waxaa jira web aad u sahlan in lacag laga helo webkaas waxaa lagu magacaabaa File-upload Webkan marka aad iska diiwaangaliso wuxuu ku siinayaa boos aad ku shuban karo […]

Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay

Maalmahaan su'aalba waa soo qori waayey maxay tahay

Maalmahaan su’aalba waa soo qori waayey maxay tahay Su’aasha: Maalmahaan su aalo badan aan rabay inaan kaa wareysto lkn marwalba wuxuu ilahaa su aalo laga jawaabinaa jiro sug waaba ku wareeray hada lee arkay marka nio fursad hala siiyo dadka su aalaha idiin soo weydiiyo. Jawaabta: Su’aalaha marka ay bataan oo ay iska soo daba […]

Photoshop online ah oo free ah

Photoshop online ah oo free ah

Hadaad u baahan tahay barnaamijka sida photoshop laakin online ah halkaan ayaad ka helaysaa. Barnaamijkan wuxuu u shaqeeyaa sida uu u shaqeeyo barnaamijka caanka ah oo sawirada lagu hagaajiyo ee photoshop barashada barnaamijyadan inkastoo ay dadaal u baahan yihiin haddana waxaad arkaysa in mar kaste sahal laga dhigayo, markaad eegto qalabka loo adeegsado sawirka ama […]

Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista

Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista

Maanta waxbarashada aad ayay u fududaatay, qalab badan ayaa la helayaa oo sahal kaaga dhigaya inaad waxbarato. Qofka raba inuu barto quraanka kariimka online macallin la’aan ah ama inuu muraajaceeyo wuxuu ka helaa webkan wuxuu leeyahay qaabab badan oo sahal si fudud lagaga baran karo quraanka kariimka, sidoo kale wuxuu wataa tafsiir iyo tarjamo afaf […]

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Wax badan ayaa laga faa’idaysan karaa maanta oo free ah siiba dadka raba inay wax bartaan, webyo badan ayaa jira oo laga faa’idaysan karo oo sahal kaaga dhigaya inaad wax tarjunto. Webyo tarjamo xarfi wax u tarjamo waa kuwan: 1- http://mobile.reverso.net/en 2- https://wordreference.com/ 3- http://worldlingo.com 4- http://babelfish.com 5- http://translation2.paralink.com web weero badan kuu tarjumaya: http://m.freetranslations.org […]