Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay

Riyada lacagta fasirkeeda waa maxay Su’aasha: Qofka ku riyooda lacag badan oo guriga ka buuxda lacagta waxay u muuqataa lacag cusub fasirka riyada lacagta guud ahaan waa maxay fadlan jawaab degdeg ayaan rabaa. Jawaabta: Fasirka riyada lacagta badan ee xaashida ah waxaa lagu fasiraa arsaaq iyo hanti badan sidoo kale waxay noqotaa guul iyo liibaan. […]
Fasirka riyada lacagta doolarka Interpretation of dollar dream

Riyada doolarka kama foga riyada dahabka. dolar qofka ku riyoodo guud ahaan waxaa lagu fasiraa doolarka awood iyo xukun. Haddii aad aragto adoo dolar badan gacanta ku hayo waxaad heli doontaa awood iyo talis. haddii qof lacag dolar ku siiyo waxaad ka heli doontaa qofkaas garab iyo taageero. haddii aad aragto dolar oo gubtay waxaad […]
Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxan ku riyoday anigoo lacag badan wado oo xaanshi ah , ee iga dhacdhacayso oo aan so gurbinayo Jawaabta Lacagta badan waxaaylo badan ayay tusinaysaa, qofka doobka guur ayuu helaa, qofka xaaslaha caruur ayuu helaa iyo caafimaad iyo farxad, sidoo kale guud ahaan waxaa lagu fasiraa inuu qofka […]
