Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida

Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida

Soomaalida waa dad ka dambeeya suugaanta, dhacdooyinka waxay jecel yihiin inay gabay ama geeraar ay ku xusaan, sidoo kale talooyinka inay ku gudbiyaan gabayada noocyo kala duwan leh. Abwaanad   oo ah dumarka soomaaliyeed caanka ku ah gabayga, waxay usoo jeedisay soomaalida labo maanso oo ay u bixisay midda koowaad “mideynta umadda soomaaliyeed” midda labaadna […]

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women Rag badan ayaan fahmin dumarkeena waxa ay u baahan yihiin. waxaad ogaataa dumarka inay qalbi jileecsan yihiin. ninka ayaana masuu;iyadda ugu horreysa qaadaya. haddaba waxaad ogaataa dumarka inay u baahan yihiin raga noocan ah. Nin masuul noqon kara oo maamuli kara guriga Nin isku filan oo shaqaysan […]

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka

Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo. waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad,  laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay […]