Idil Maxamed waa gabar mudan in lagu daydo

İdil Maxamed Cabdiraxmaan iyo waxbarashada

İdil Maxamed Cabdiraxmaan Waa Hooyo Soomaaliyeed waxay gaartay Nolosha hormar kasoo ah guusha waxbarashada. İdil Maxamed Cabdiraxmaan waxay soo wadday Waxbarasho Muddo fog waxayna maanata difacaneysay buuggedii Qalinjabinta Waxay nolosha ka gaartay heer waxbarasho ilaa ay ka noqoto dhaqtarad. Manata oo ku begned 28.4.2019 Difacashadi buugeda ayaa waxaa so wajahday inay xaaldao kala duwan inta […]

Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

blank

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]

Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada. Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah.   waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka. laakin gabdhaha soomaali oo dhan […]

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Gabdho aad u qurux badan

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin dadka adduunka ugu quruxda badan. midabka soomaalida waa midab u dhexeeyo cadaan iyo madow  waa midab maarin ah. sidoo kale waxaa lagu tiriyaa bulshada soomaaliyeed bulshooyinka ugu nadaafad fiican xagga jirka. dumarka soomaaliyeed ma jiro wax ka nadaafad badan waa […]

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Dardaaran ku wajahan hablaha la qabo video

Hablaha la qabo dardaaran fiican ayay usoo jeedisay gabar soomaaliyeed. inta badan guryaha soomaalida aad bay u dumaan, furiinka aad buu usoo batay, si fudud ayay isku dhacaan nimanka iyo naagaha. waxaa laga yaabaa xiliga shukaansiga in meel sare laysla gaaro oo jacay ah, laakin marka gabadha ninka ay waabta soo galiso, tiiba ma aha, […]

Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Suhayba Badqas beenta ay ka sheegeen

Soomaalida ma ka xishoodaan inay dadka wax been ah ka sheegaan. Baraha bulshada dadka soo galo badankooda waxay usoo galaan fadhi ku dirir iyo qabyaalad. Gabar soomaaliyeed wariye ah oo lawada yaqaano ayay ksuoo qoreen Facebook inay dhimatay. Hadalkaas dad badan ayaa run u qaatay, laakinse been buu ahaa. Dhimashada waa xaq, qof kasta wuu […]

Bulshada Soomaaliyeed maxaa ka maqan

Bulshada Soomaaliyeed maxaa ka maqan

Soomaalida waxay iska dhaadhiciyeen inay yihiin dadka ugu fiican dunida, marka aad si fiican u eegto waxaa kuu soo baxaya inay yihiin dad dhinac walba ka liita. Tusaale ahaan waxay dhahaan annaga 100% muslin ayaan nahay haddana waxaa xalaal laga dhigtay qof in xoolihiisa la dhaco lana dilo waa caadi. diinta islaamka waxay ka qaateen […]