Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato

Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato Su’aasha: Walal asc waxaan Gabar aan wali guursan waxna waa barta guurna diyaari uma ihi sanadahan Alhamdulilah dareenkaygu waa badan yahay wax xumanana kuma dhoco oo noloshayda kala iga badan xata niyadayda ma galiyo Waxan Isku arkay xiliga caadada iso dhawdahay saaid ayan […]
Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba

Su’aalahan dumarka kusaabsan iigaso jawaaba Su’aasha: asc dhamaan naagta aan kacsiga lahayn maxaa u roon oo la siin karaa cuntada nafaqada leh nagaha ma kicin kartaa, ma jiraan astaan oo naagta lagu kasi karo inay qooqan tahay iyo marka ay galmo u bahan tahay, xaaska intee jeer ay rabtaa habeenkii raaxada nagaha buuran iyo kuwa […]
Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin

Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin Jawaabta: Asc in tabadan ninka marki wuxuu sokaca hurdada isago kacsan guskisana aad u tagan yahay marka dumarkana miyay laqaban oo iyagoo hurda miyay kacsadan waxaan maqlay naagta habeen marki ay seexata dareenkeda wuaiyada. Jawaabta: Kacsiga ninka marka uu hurdada kasoo tooso wuxuu tilmaamayaa caafimaadka wadnaha […]
Meelaha ugu dareenka badan dumarka

Meelaha ugu dareenka badan dumarka Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaad i shegtaan jirka dumarka meelaha ugu dareenka badan dareenka kacsiga sida guska ninka uu u dareemo ama ku aaddan intee la dhihi karaa. Jawaabta: Su’aashan waxay u baahan tahay faahfaahin badan, dareenka naagta sida ninka oo kale ma aha, gabdhaha waxyaalo badan ayay u baahan […]
Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa

Siigada dumarka laga maqan yahay dhib ma u keentaa Su’aasha: waxan ahay nag ninkeeda inta badan safar ku maqan waxa dhici karo inu iga maqanaado labo bilood wax ka badan taasna mar kasta ayay dhacda waa nin track ka shaqeeya, anigana qof waxan ahay dareen siyaado leh habeenha qaar ma hurdi karo anoo biya iska […]
Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa Su’aasha: Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib […]
Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta

Dumarka kaadida qabato xiliga raaxada sariirta Su’aasha: walaalo waxan raba su’al ina inin waydiyo waxn isku arkay kaadi inay i qabanayso xiliga ninkayga aan galmo la samaynayo waxan u malaynayaa inay iga fakanayso marka an musqusha aado ma iga imaanayso manta dhan inaan soo riixo ayaan rabaa , taas waxaan isku arkaa kaliya marka ninka […]
