Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan

Daawada siigada ugu fiican ma ii sheegi kartaan Su’aasha: Waxaan ahay wiil hadda soo qangaray haben kaste waan siigaystaa waan iska reebi lahay sideen isaga joojiyaa daawo ma jirtaa sigada lagu reebo karo siiga badan dhib miyay ii keenaysaa sidoo kale waan isku arkay marka labo jeer aan siigaysto biyaha wax dhiig oo kale ayaa […]
Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa

Siigo caafimaadka raga iyo dumarka maxay u dhintaa Siigo marka la sheego caafimaadka ayaa la sheegaa. caafimaad iyo siigo xiriir weyn ayaa ka dhexeeya. dadka siigada badsado waxyaalo badan ayay u keenaysaa. waxaa ka mid ah jahwareer iyo fikir daran iyo walwal. waxa usii dheer qofka inuu waayo nafqada jirkiisa. siigada sidoo kale raga waxay […]
Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay. siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]
